Somali News »

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayey saraakiil ka tirsan Al-shabaab Saakay ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayey saraakiil ka tirsan Al-shabaab Saakay ka sameeyay Muqdisho

xeydar April 23, 2013 Comments Off

Howlgalo balaaran oo ay saakay magaalada Muqdisho ka sameeyeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayna ka qeybqaateen diyaaradaha dagaalka ee sida qumatiga u kaca ayaa saakay laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka

Read More »
Beelaha Jareer Wayne oo ka shiray Arrimaha kismaayo

Beelaha Jareer Wayne oo ka shiray Arrimaha kismaayo

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo ka Digay Dagaal Sokeeye oo Kismaayo ka Dhaca Mar Kale. Golaha Guurtida ee Beelaha Jareer Weyne ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen Xaaladaha Soomaaliya Siyaasad

Read More »
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo Muqdisho Kula Kulmay Mas’uul ka socday Hay’adda ACCORD

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo Muqdisho Kula Kulmay Mas’uul ka socday Hay’adda ACCORD

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga, Jamaal Maxamed Barrow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hormuudka hay’adda ACCORD u qaabilsan Soomaaliya, Kwezi Mngqibisa, waxayna ka wadahadleen arrimo dan u ah dalka, dadka iyo

Read More »
Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sameeyey hormarin si ay u fududaadaan howlaha uu Bankiga u hayo bulshada Soomaaliyeed ayadoo dhanka kalena uu Bankiga Dhexe howlgeliyey barro dhanka internetka ah kuwaasi oo ay bulshadu

Read More »
WARIYE MAX’ED IBRAAHIM RAAGE OO MUQDISHO LAGU DILAY

WARIYE MAX’ED IBRAAHIM RAAGE OO MUQDISHO LAGU DILAY

xeydar April 21, 2013 Comments Off

Waxaa galab gaabadkii maanta degmada Dharkinley ee gobolka Banaadir lagu dilay allaha u naxariistee wariye Max’ed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa wariyayaasha ka howlgala warbaahinta dowlada.   Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado tiradooduna lagu sheegay

Read More »
MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA LOOGA HADLAYO AMAANKA AFRICA

MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA LOOGA HADLAYO AMAANKA AFRICA

xeydar April 20, 2013 Comments Off

Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ku aadan dhanka amaanka ka jeediyay furitaanka Shirka Tana Forum. Madaxweynaha waxaa kala qeyb galayo shirkan R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda

Read More »
MUNAASABAD LOOGU DABAAL DAGAYAY SANAD GUURADII LABAAD EE XISBIGA PDP OO MUQDISHO LAGU QABTAY

MUNAASABAD LOOGU DABAAL DAGAYAY SANAD GUURADII LABAAD EE XISBIGA PDP OO MUQDISHO LAGU QABTAY

xeydar April 18, 2013 Comments Off

Munasibadani loogu debaal degayay sanad guuradii 2-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagaya xisbiga nabada iyo horumarka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan PDP oo lagu qabtay Hotel Sunrise ee magaalada

Read More »
Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Xeerka La-dagaalanka Argogixisada

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Xeerka La-dagaalanka Argogixisada

xeydar April 18, 2013 Comments Off

Shirkii golaha wasiiirada oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa manta waxaa lagu ansixiyay xeerka cusub ee la dagaalanka argogixosada, ayadoo sidoo kale lagu

Read More »
INJINEER YARIISOOW OO LOO MAGAACABAY AFHAYEENKA MADAXTOOYADA

INJINEER YARIISOOW OO LOO MAGAACABAY AFHAYEENKA MADAXTOOYADA

xeydar April 17, 2013 Comments Off

Sida ay sheegayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay C/raxmaan Cumar Injineer Yariisoow oo soo qabtay xilal kala duwan oo wasiiro ah ayaa hada loo magacaabay afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya. Inkastoo si

Read More »
Al-shabaab oo markale ku hanjabtay inay weeraro ka geysan doonto magaalada Muqdisho

Al-shabaab oo markale ku hanjabtay inay weeraro ka geysan doonto magaalada Muqdisho

xeydar April 17, 2013 Comments Off

Xarakada Al-shabaab ayaa markale ku hanjabtay inay weeraro cusub ka geysan doonto magaalada Muqdisho, ka dib labo maalin ka hor oo ay weeraro ay ku dhinteen 30-qof ay Al-shabaab ku qaadeen dhismaha garsoorka Soomaaliya

Read More »