Somali News »

maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

jiinka February 28, 2014 Comments Off

dhawaan ayaaey ahayd markii kulan balaaran ay wada galeen odayaasha dhaqanka g/hiiiraan iyo saraakiisha ciidanka amisom iyo kuwa dowlada ee ku sugan magaalada beledweyne kulanka ayaa axaa loga hadalay sidii maamulka iyo odayasha ay

Read More »
maxaad ka taqaanaa gobolka hiiraan

maxaad ka taqaanaa gobolka hiiraan

jiinka February 11, 2014 Comments Off

magaalada beledweyne xarunta gobolka hiiraan waa magaalo istaajiyad ah oo ku taala bartamaha dalka somaaliya magaalada beled weyne waxaa degan ilaa 14 beeloood beelood uu ka dhaxeyo dhaqan soo jiren ah oo ay ka

Read More »
labo qarax oo sababay dhaawacyo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho

labo qarax oo sababay dhaawacyo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho

jiinka February 10, 2014 Comments Off

ilaa iyo 4qof ayaa dhaawacyo culus ka soo gaareen ka dib markii u qarax uu ka dhacay xaafada shibis ee magaalada muqdisho halkaa uu ka soconayay shir looga hadlayay nabadgelyada magaalada muqdisho iyadoo halkaasi

Read More »
beeraleyda gobolka hiiraaan oo hayada shabele foundation ka codsaday in gacan ka siiso xirida fatahadaa iyo abuurka beeraha

beeraleyda gobolka hiiraaan oo hayada shabele foundation ka codsaday in gacan ka siiso xirida fatahadaa iyo abuurka beeraha

jiinka February 9, 2014 Comments Off

beerleyda ku dhaqan deegaano ka tirsan gobolka hiiraan beeraleyda iyaga ku hareereysan tuulooyinka wax soo saarka caanka ku ah  ee ku dhow magaalada beledweyne ayaa waxa ay ka codsadeen shabeele foundation in ay ka

Read More »
maamulka degmada beledweyne oo si ku meel gaar ah u furay wadada hor marta aargada weyn e magaalada oo dayctir ku socday mudo ka badan 2bilood

maamulka degmada beledweyne oo si ku meel gaar ah u furay wadada hor marta aargada weyn e magaalada oo dayctir ku socday mudo ka badan 2bilood

jiinka February 9, 2014 Comments Off

maraasuuliyinta maamulka gobolka iyo kan degmadaa beledweyne ayaa dadaal u galay sidii aargada oo dabayaaqadii sanadkii hore ku bur burtay qaraxii ka dhacay albaabka hore ee saldhiga magaalda beledweyne xili ay halkaas ay ku

Read More »
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “BURUNDI WAA WALLAALO DHAB AH OO NAFTOOD NOO HURAY” “WAR-SAXAAFADEED”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “BURUNDI WAA WALLAALO DHAB AH OO NAFTOOD NOO HURAY” “WAR-SAXAAFADEED”

jiinka February 8, 2014 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Brundi H.E. Laurent Kavakure, oo

Read More »
hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

xeydar February 1, 2014 Comments Off

hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan.   howlahaan quudinta ay maanta ka bilowday hayda shabele foundation xerada barakacayaasha ee magaalada beledweyne, ardayda wax ku barata

Read More »
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada

xeydar January 23, 2014 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulankan diirada lagu saaray qaabka ugu haboon

Read More »
Golaha wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Golaha wasiirada cusub iyo qabiiladooda

xeydar January 17, 2014 Comments Off

Kadib markii habeenkii xalay uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali golihiisa wasiirada ayaa waxa inoo suuragashay inaan helno qaar ka mid ah wasiirada la magacaabay qabiiladooda., kuwaasoo kala ah:- Wasiirka Arrimaha

Read More »
DHADO OO MASHRUUCII UGU HOREEYAY KA FULISAY TUULLADA HAAKOOW

DHADO OO MASHRUUCII UGU HOREEYAY KA FULISAY TUULLADA HAAKOOW

xeydar January 13, 2014 Comments Off

Ururka hormarinta arimaha Bini-aadanimadda ee DARYEEL HUMANTERIAN & DEVELOPMENT ORG, (DHADO) ayaa mashruucyo aad u qiimo badan oo nuuci ugu horeeyay ah ka fulinaya xiligan gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmadda Wanle –Wayn Tuulladda HAAKOOW,mashruucan

Read More »