hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
howlahaan quudinta ay maanta ka bilowday hayda shabele foundation xerada barakacayaasha ee magaalada beledweyne, ardayda wax ku barata ayaa noqoneyso mid niyada u dhistay ardaydaan ay waalidiintooda ay haaysato dhibatada dhanka nolosha ah kuwaas aad uhgu farxay markii ay maqleen in hayada shabelee ay ka bilaabeyso cunto qeybin loogu tala galay, ardaydaan dureefeysan.
waa markii ugu horeyusay ay hayda shabele foundation cunto qeybin ka sameyso xerooyinka barakacayasha qarkood maamulka dugsig, nasiibka u helay ayaa aad u soo dhaweyay
jiinwabi.net
cismaan aaden careys
carees310@gmail.com
0615510265 beledweyne
Comments are closed.