Golaha wasiirada cusub iyo qabiiladooda

xeydar January 17, 2014 Comments Off
Golaha wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Kadib markii habeenkii xalay uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali golihiisa wasiirada ayaa waxa inoo suuragashay inaan helno qaar ka mid ah wasiirada la magacaabay qabiiladooda., kuwaasoo kala ah:-
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, C/llaahi Goodax Barre =Xawaadle=
Wasiirka Maalliyadda Xuseen Cabdi Xalane, =Ogaadeen=
Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud =Raxanweyn= (Jilible)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, C/raxmaan Ducaale Beyle =Gadabuursi=
Wasiirka Amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed =Habargidir=
Wasiirka Waxbarashada, Axmed Maxamed Guraase
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Yuusuf Macalin Amiin =Raxanweyn= (Leesaan).
Wasiirka Qorsheynta, Saciid C/laahi Maxamed =Majeerteen=
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka, Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed =Reer Aw Xasan=
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha, Jaamac Axmed Maxamed (Oday) =Habarjeclo=
Wasiirka Warfaafinta, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow =Murusade=
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel, =Daarood= (Warsangeli)


Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Luqmaan Sheekh Ismaaciil = Jareerweyne + ( saddex Cumar)
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan =Dir+ (Gaadsan)
Wasiirka Beeraha, Cabdi Axmed Baafe
Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada, Khaalid Cumar Cali =Bagadi=
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Ducaale Aadan Maxamed =Dir= m(Faqi Muxamed)
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Aadan Maxamed Nuur =Raxanweyn+ (Hadamo)
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Nadiifo Maxamed Cusmaan =Baadicadde=
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Khadiijo Maxamed Diiriye =Madhibaan=
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Maxamed Coloow Baroow (Gaaljecel)
Wasiirka Macdanta, Daa’uud Maxamed Cumar =Dhulbahante=
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim Caliyoow Ibroow =Raxanweyn=.
Wasiirka Caafimaadka, Axmed Maxamed Maxamuud
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Ridwaan Xirsi Maxamed

 

C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
http://jiinwabi.net/
00252 61 5507763
Mogadisho Somalia

 

 

Comments are closed.