Somali News »
Dilalka Qorsheysan Oo Ka Dhaca Koonfurta Gaal-Kacyo
Xaliimo Jaamac Cilmi oo kamid haweenka Soomaaliyeed ayaa cambaareysay dilal qorsheysan oo loo geysanayo gabdhaha dilalkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xaliimo Jaamac ayaa ku
Read More »Saraakiisha Siiri-liyon Oo U Furay Tababar S.Booliska Soomaaliyeed
150 askari oo booliska milateriga ah ayaa saaka tababar looga furay dugsigii ciidamada cirka ee Ma-Dhamaato oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Tababarka waxaa bixinaya saraakiisha dalka Sierra Leone
Read More »Duqeyn Xooggan Loo Geysta Ciidamada Siiri-liyon
Deegaanka Taabta ee Gobalka Jubada Hoose ayaa waxa ay xaqiijinayaan in habeenkii xalay ahaa duqeyn tii ugu darneed lala eegtay Saldhig deegaankaasi ay ku leeyihiin ciidamada Selarone oo kamid ah ciidamada AMISOM ee ka
Read More »Qarax Ka Dhacay Degmada Qansax Dheere
Gobalka Baay ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay daaha ka rogayaan in maanta qarax xooggan oo ka dhacay Degmada Qansax dheere uu geestay qasaara nafeed iyo mid maaliyadeed. Goob-joogayaasha ayaa waxa sheegayaan in
Read More »Wasiir Kaalmooy oo Maanta Kormeeray Dhismayaal Hoos Yimaada Wasaaradiisa
Kormeerkan uu maanta wasiirka wasaaradda howlaha guud dib u dhiska gaadiidka badda iyo tamarta Muxudiin Maxamed Kalmooy iyo agaasimaha guud ee wasaarada Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) ay ku tageen xarumo horoy ugu burburay dagaaladi
Read More »Magaalada Keb-Tawn Oo Lagu Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed
In ka badan toban dukaan oo intooda badan ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu boobay sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay xaafadda Kraafontein ee ku taalla duleedka magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.
Read More »Ciidamada Booliska Ee Dalka Kenya Oo Waxyaalaha Qarxa Gacanta Ku Dhigay
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay gaari siday 27 tan oo ah kiimikada laga farsameeyo waxlaha qarxa oo ay saraakiisha ciidamadu sheegeen inuu ku sii jeeday dalka Soomaaliya. Afhayeenka booliska
Read More »Qaahira Oo Lagu Soo Geba-Gabeeyay Shirkii Baarlamaanada Ee J.Carabta
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka Barlamaanada Carabta, iyadoo shirkaasina lagu taageeray dowlada Federalka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya u metelayay
Read More »Ciidamo Dheeraad Oo Ay Kenya U Soo Direeso Soomaaliya
Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa lagu sheegay in dowlada Kenya imika ay diyaar u tahay in ay si dhow ula shaqeyso saraakiisha ciidamada dalka Soomaaliya si amaanka magaalooyinka muhiimka ee Soomaaliya loo sugo.
Read More »Dagaalo Oo Ay Ka Qeyb Qaadandoonto Dowlada Faransiiska
Dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Faransiiska marnaba aysan ka garab bixin doonin Xukuumadda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ayagu dhibaatada soo maray. Xukuumadda Paris ayaa si weyn u cambaareysay weerarkii maalin
Read More »