All posts by xeydar »
Madaxweynaha maamulka Puntland oo saacadaha soo socda ku fool leh magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan ayaa ku fool leh magaalada Muqdisho manta oo Sabti ah si uu kulamo ula qaato Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay inuu kala hadli doono magacaabista
Read More »Xil ka qaadis lagu sameeyay kooxdii cunaqabateynta hubka Soomaaliya, lana magacaabay kuwo cusub ka dib markii
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday inay xil ka qaadis ku sameeyeen Guddihii hore ee u qaabilsanaa cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya {Monitoring Group}, sidoo kalena waxaa la magacaabay Guddi kale
Read More »Madaxweyne Xassan Sheekh:- Xalka Al-shabaab ma ahan milatari oo keliya ee qorshayaal kale ayaanu ugu talo galnay
Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysigii ugu horeeyay ee uu bixiyey waxa uu uga hadlay xaaladda guud ee dalka Soomaaliya sida ay ula muuqata iyo dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab
Read More »Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay ciidamo si gaar ah u tababaran geyn doonaan dalka Soomaaliya
Xog’hayaha difaaca dalka Mareykanka Leon Panetta oo ka hadlayey kulan ka dhacay magaaladda Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore ee uga jira inay
Read More »Shaping Somalia’s Political Landscape: Profile of Halima Ismail Ibrahim – Co-Chair Technical Selection Committee
At the age of 15 Halima Ismail Ibrahim was already advocating for women’s rights at her high school in Afgoye, 30 km from Mogadishu. With or without a functioning state, as a passionate and
Read More »Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose oo Sheegay in ay howl gallo ka wadaan degmada Afgooye
Iyadoo shalay galinkii dambe Qarax sababay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac uu ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Maamulka Degmadaasi . Guddoomiyaha Gobolka Shabeeelaha Hoose C/qaadir
Read More »Dibadbaxyo looga soo horjeedo aflagaado loo geestay Nabi Muxamed oo ka dhacay qaar kamid ah Gobalada dalka
Wararka ka imaanaya Magaalooyinka Kismaayo iyo sidoo kale Buulo Barde oo ka kala tirsan Jubadda Hoose iyo Gobalka Hiiraan ayna maamulaan Ururka Al-Shababa ayaa waxa ay sheegayaanin halkaasi uu ka dhacay Dibadbaxyo ballaaran oo
Read More »Suugaan Beeraleey “Prof. Dalxa”
“Aw Siiddow Saliid Suubis ma dhiibaayo ee Aw Saalax aan u socdaa waxiis i soo siiyo”. sidaana waxaa yiri Prof. Dalxa
Read More »Xilliga la qabanayo caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la shaaciyey
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shalay sheegay in la caleemo saari doono todobadka soo socda, ka dib markii Isniintii todobaadkan uu cod aqlabiyad ah kaga adkaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Read More »