All posts by xeydar »
GAYIGEENA HODONKA AH GAAJADDA MAXAA BADAY, GURBOODKEENA UBAXAA GEERIDA MAXAA BADAY
Geeraar ma tirinoo, Gu’ horaan ka haajiray, Gabayana ma qorinoo, Goor horaan warkii dhigay.Gogol xariira uma fidin, Guurowgiyo ciyaaraha, Shirib goobo uma xirin, Gadoon xiisa uma qabo. Guux wisaqana daa, Gocashase ii timid. Gudoon
Read More »Al Shabaab Sidee U Arkaan R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya?
Xoogaga Al Shabaab ee dagaalka kula jira Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ayaa kadib magacaabistii R/wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka hadleen go’aankooda ku aaddan R/wasaaraha cusub
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFARKIISA UGU HOREEYAY EE DIBADA UGU AMBABAXAY DALKA UGANDHA
Madaxweynaha dalka Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u anbabaxay Magaalada Kampala ee dalka Ugandha. Madaxweynaha ayaa ujeedada uu u aaday Magaalada Kampala ee dalka Ugandha waxa ay tahay inuu ka qeybgalo 50-sano guuradii
Read More »Radio Station closed down in Puntland
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses concern about the closure of private Radio station in Bossasso. Puntland police shut down Horseed Media on Saturday, 6 October, after the radio station was of
Read More »AMISOM troops secure Wanla Weyn on Afgooye – Baidoa corridor
Somali government forces with the support of AMISOM troops secured the strategic town of Wanla Weyn on the Afgooye to Baidoa corridor in lower Shabelle.Wanla Weyn is 93km from Mogadishu. The securing of this town
Read More »Foreign Office Minister Mark Simmonds MP welcomes new Somali PM designate
Following news of the nomination of Mr Abdi Farah Shirdon ‘Saacid’ to the post of Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, the UK Minister for Africa, Mark Simmonds MP, said yesterday evening:
Read More »CIIDAMADA DOWLADDA OO HOWLGAL DHALINYARO LAGU SOO QAB QABTAY KA SAMEEYAY WANLAWEYN
Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya halkaasi ay ka sameeyeen howlgal ballaaran. Howlgalka oo ahaa mid sida la sheegay lagu xaqiijinaaye ammaanka Degmada
Read More »CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY DEGMADA WANLAWEYN EE G/SHABEELAHA
Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyne ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay halkaasi isaga baxeen, iyadoo aysan jirin halkaasi wax dagaal ah oo ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in ka bixitaankaan
Read More »Guddi maamula magaalada Kismaayo oo lagu dhawaaqay iyo kulan xasaasi ah oo dhexmaray saraakiisha ciidamada Huwanta iyo…
Wararka naga soo garaya magaalada Kismaayo ayaa waxay shegayaan in shalay magaladaasi uu ku ka dhacay shir ay yeesheen saraakiisha hogaamisa ciidamada huwanta ah ee Kismaayo galay iyo Odayaasha beelaha Kismaayo, waxaana la sheegay
Read More »