All posts by xeydar »
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo hadalo kulul is-weydaarsaday iyo khilaaf xoogan soo kala dhexgalay
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo doraad gelinkii dambe kulan ku yeeshay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha ayaa la sheegay inay isku mari-waayeen qodobo xasaasi ah oo ku saabsan xaalka Soomaaliya si gaar ah
Read More »Dad ka badan 360-ruux oo lagu qabqabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada
Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugidda oo kaashanaya ciidamada booliska ayaa shalay howlgalo balaaran oo lagu soo qabqabtay dad iyo waxyaabaha qarxa waxay ka sameeyeen xaafado dhowr ah oo ka tirsan degmada
Read More »Qayb hor-leh oo Muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla Libya
(Tripoli/Libya): Koox hor leh oo Muhaajiriin Soomaaliyeed ah, oo isugu jiray Rag, Dumar iyo Caruur ayaa laga sii daayay Xabsiga “Sabraata” oo 100-km dhanka galbeed ka xiga Caasimadda Dalka Libya ee Tripoli. Sii-daynta Muhaajiriintan
Read More »Xildhibaan Cabdulahi Coonka Oo Kulan Wada Tashi ah La Qaatay waxgaradka Beesha Waaqbiyo Shiidlo.
Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Digaab oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ee Beelaha Shanaad kana soo jeeda Deegaanka Gobolka Sh/dhexe ayaa Kulumo Gaar Gaar ah la qaatay Beelaha Dega Gobolka Sh/dhexe si uu wax ugu
Read More »(OIC) URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA OO BALAN QAADAY INAY TAAGEERO SIINDOONAAN SOOMAALIYA
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC,prof:Ekmeleddin Ihsanoglu, ayaa sheegay in sii wadi doonaan taageerida ay siinayaan Soomaaliya wajiga cusub sida ay qortay Wakaalada Waraka ee Ahlul Beyt, Hadalka ka soo baxay Ururka
Read More »Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo gaar ah kula yeelanaya dalka Yugandha Madaxweynayaal badan oo uu kala hadli doono
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay markii ugu horeysay dalka dibaddiisa safar ugu ambabaxay ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Entebbe ee magaalada Kampala ee dalka Yugandha, halkaas oo uu
Read More »NARROW WIN FOR ELMAN OVER FC PORTS
The defending champions Elman FC have narrowly escaped on Monday during a match that seemed to be ending in equality when they scored the winning goal in the 90th minute of the clash against
Read More »Assessing Turkey’s Role in Somalia
As a new Somali government is established, Turkey’s engagement in the war-ravaged country must be thoughtful and carefully coordinated so as not to lead to yet another failed international intervention. Assessing Turkey’s Role in
Read More »Somalia facing aid shortfall after al-Shabaab bans Islamic Relief
Just over a week after its fighters abandoned their last major stronghold in southern Somalia, al-Shabaab have banned Muslim aid group Islamic Relief from the territory it controls, threatening programmes for more than a
Read More »