All posts by xeydar »

Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

xeydar January 9, 2013 Comments Off

Wasiirka horumarinta iyo adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii laba todobaad socdaal shaqo ku soo kala bixisay dalalka Turkiga iyo Tuunisiya. soo dhaweyn heer

Read More »
Xiriirka Kubadda Koleyga oo Qalab Isboorti la Guddoosiiyay

Xiriirka Kubadda Koleyga oo Qalab Isboorti la Guddoosiiyay

xeydar January 6, 2013 Comments Off

MUQDISHO:Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo {Ex-Lugino} ee Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday Kulan Guddoonsiinta qalab kala duwan oo Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed uu soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada jiilka cusub ee Isboortiga iyo dhaqanka

Read More »
wasiir Kaalmoy iyo kuxigeenadiisa oo garoonka diyaaradaha ku qabtay kulan ( daawo sawirada)

wasiir Kaalmoy iyo kuxigeenadiisa oo garoonka diyaaradaha ku qabtay kulan ( daawo sawirada)

xeydar January 6, 2013 Comments Off

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar galinta howlaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Kulankan oo ay

Read More »
Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga.

Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga.

xeydar January 4, 2013 Comments Off

Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga. Waxaa galinkii dambe ee maanta oo Jimce ah ka furmay Garoonka weyn ee ALTARAJI ee xaafada Sharafiya tartan kubadda

Read More »
Tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maalinta Jimcaha ka furmi doona garoonka Altaraji ee magaalada Jeddah.

Tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maalinta Jimcaha ka furmi doona garoonka Altaraji ee magaalada Jeddah.

xeydar January 2, 2013 Comments Off

Waxaa maalinta Jimcaha oo ay bishu ku beegan tahay 04/01/2013 ka bilaaban doona garoonka Altaraji ee xaafadda Sharafiyah, tartan lagu maamuusayo wasiirkii hore ee Isboortiga Allaha u naxariistee SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo ay soo

Read More »
(Year End Letter) from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga

(Year End Letter) from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga

xeydar December 31, 2012 Comments Off

Year End Letter from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga We have come to the end of an historic year for Somalia, for the region and for the rest of

Read More »
Wasiiradda horumarinta adeega bulshada oo kormeer ku tagtay Garoonka ciyaaraha EX- Luujino iyo Guriga Shaqaalaha (Daawo Sawirrada)

Wasiiradda horumarinta adeega bulshada oo kormeer ku tagtay Garoonka ciyaaraha EX- Luujino iyo Guriga Shaqaalaha (Daawo Sawirrada)

xeydar December 26, 2012 Comments Off

Wasiirada wasaaradda adeega bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka kala socoday GOS iyo Agaasimayaal dhanka Ciyaaraha iyo Shaqaalaha dowlada uu hor ka cayay Agaasimaha Guud mudane

Read More »
FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory.

FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory.

xeydar December 22, 2012 Comments Off

The FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory at a special luncheon ceremony held at the LIDO Seafood restaurant in the

Read More »
What Africa Did Right in 2012

What Africa Did Right in 2012

xeydar December 22, 2012 Comments Off

At first glance it hardly seems that 2012 was a good year for Africa. As usual, the news headlines were not calculated to prompt optimism. Renewed violence in the Democratic Republic of Congo and

Read More »