All posts by xeydar »

WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARAY

WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARAY

xeydar March 2, 2013 Comments Off

Kuxigeenka Xogahayaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan hawlgalada adeega dibadda Maciej Popowski iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayagoona kulamo la qaatay madaxda dowlada federaalka ee soomaaliya.   Kuxigeenka

Read More »
Faah faahin ka soo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi   ku dhow Xeebta Liido

Faah faahin ka soo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi ku dhow Xeebta Liido

xeydar March 2, 2013 Comments Off

 Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin oo duhurkii maanta lagu qaaday Maqaaxida Indian Ocean oo ku taala agagaarka Xeebta Liido, iyadoo qarax kale oo gaari ahaa uu ka dhacay banaan maqaaxida.  

Read More »
Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.

Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.

xeydar February 10, 2013 1

Inkastoo muddo aad u fog ay dadka Soomaaliyeed ku soo dhaqmayeen arrin ku saleysan kala sareysiinta dhinaca qabaa’ilada, iyadoo beelaha qaarkood la liidayo ayaa haatan sanado badan kaddib waxaa nasiib wanaag ah in arrimahaasi

Read More »
Munazamat Al-Dawa oo Xarun Caafimaad ka furtay degmada shibis ee magaalada Muqdisho

Munazamat Al-Dawa oo Xarun Caafimaad ka furtay degmada shibis ee magaalada Muqdisho

xeydar February 4, 2013 Comments Off

Xaflad Balaaran oo lagu furayay xarunta Caafimaadka degmada shibis oo ay soo qaban qaabiyeen  Masuuliyiinta Al- Dawa ayna ka soo qeybgaleen gudoomiyaha G/Banaadir Maxamed Nuur Tarsan , Agaasimaha Al-dawa Sayid Cali Macalin Xuseen iyo

Read More »
Somalia’s food insecurity eases but acute malnutrition remains high

Somalia’s food insecurity eases but acute malnutrition remains high

xeydar February 1, 2013 Comments Off

While the number of people in need of humanitarian assistance in Somalia has halved to 1.05 million since August 2012, malnutrition rates remain among the highest in the world, according to the latest data

Read More »
Wasiirka Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Drs. Maryan Qaasim Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay

Wasiirka Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Drs. Maryan Qaasim Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay

xeydar February 1, 2013 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drso Maryan Qaasim ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib socdaal shaqo oo ay ku tagtay magaalada Dubai ee isku taga Imaaraadka Carabta. Drso

Read More »
SOOMAALIYA IYO SYRIA OO NOQDAY DALAL LAGU BEEGSADO SAXUFIYIINTA

SOOMAALIYA IYO SYRIA OO NOQDAY DALAL LAGU BEEGSADO SAXUFIYIINTA

xeydar February 1, 2013 Comments Off

Qilaafaadka iyo xiisadaha taagan,ayaa sababay in wadamada Soomaaliya iyo Siiriya ay noqdaan wadamada ugu Qatarta badan dilalka iyo hanjabaadaha loo geysto saxafiyiinta caalamka,marka loo eego warbixin ay soo saareen Urur saxafiyiinta caalamka ee World

Read More »
Madaxweynaha oo ku sii jeeda Xarunta Midowga Yurub

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Xarunta Midowga Yurub

xeydar January 29, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaalintii labaad ka qeyb galay shirka Midowga Africa uga socda Addis Ababa.   R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda Marwo Fawziyo Yusuf Adam, Wasiirul

Read More »
SUICIDE BOMBER KILLS 2 AT SOMALI PRESIDENT’S VILLA

SUICIDE BOMBER KILLS 2 AT SOMALI PRESIDENT’S VILLA

xeydar January 29, 2013 Comments Off

A suicide bomber detonated explosives outside the prime minister’s home in Somalia’s presidential palace compound, killing two people, an official said Tuesday. The man blew himself up Tuesday morning when he was questioned by

Read More »