All posts by xeydar »
Shiinaha iyo Hindiya oo isku raacay inay gacan ka geystaan dib u dhiska Soomaliya, kana hadlay arrinka.
Ka dib kulan si wada jir ah u wada qaateen Ra’isul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo Hindiya ayaa waxay ka wada hadleen arrimoaha dalka Soomaaliya, sidoo dowladda Soomaaliya ay gacanta ugu wada dhigi laheyd dalka
Read More »OBAMA OO ISTICMAALKA DIYAARADAHA DRONESKA KU TILMAAMAY MID ISDIFAACID AH
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drone) loo yaqaan ay tahay difaacida danaha Mareynkankanka. Barack
Read More »Xarunta Dhexe ee Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo laga Furay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO).
Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furtay Xarun Taageerana u Muujiyay Xukuumadda Somalia. Kulan ay salaadiinta Soomaaliyeed maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu furay xarun cusub, iyadoo sidoo kalena ay goluhu taageero u muujiyeen
Read More »BANAANBAX LAGU TAAGEERAYE XUKUUMADDA LOOGANA SOO HORJEEDAY MOOSHINKA OO KA DHACAY MUQDISHO
Barxada Sayidka oo dhinaca ku haysa Aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Xukuumadda Soomaaliya loogana soo horjeedo mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay. Shacab badan ayaa
Read More »Fight for Somalia turns town to dust
Once a bustling haven away from Mogadishu’s battles, Elasha Biyaha has almost become a ghost town as residents flee. In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the
Read More »KULAN LAGU TAAGEERAYAY XUKUUMADDA LOOGANA SOO HOR JEEDAY MOOSHINKII LAGA KEENAY OO MUQDISHO KA DHACAY
Kulan balaaran oo maanta Muqdisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku taageereen Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayagoona dhinaca kale kasoo hor jeestay
Read More »Safiirada Soomaaliya u fadhiya caalamka oo Muqdisho looga yeeray (Maxay tahay sababta?)
Warar aanu ka helnay Xafiiska wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in dhammaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya dalalka dibadda lagu wargeliyay inay dalka ku soo xaroodaan. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa la sheegay in Sida
Read More »Dab la qabadsiiyay Tuulo ku taalla degmada Jowhar
Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in habeenkii xalay dab la qabadsiiyay tuulo ku taalla duleedka magaalada Jowhar. Tuuladaa la gubay oo la yiraahdo Mayuungaale ayaa waxaa
Read More »Iranians to pay $1m for illegal fishing in Somalia
A court in northeastern Somalia’s Puntland state has slapped 92 people with nearly $1 million fine for illegal fishing. The lower court in Bossaso, about 1,500 northeast of Mogadishu, imposed $100,000 fines on the
Read More »