All posts by xeydar »
29 dead in 3 days of Sudan riots
New protests broke out in Sudan on Thursday as medical officials said 29 people were killed in KHARTOUM New protests broke out in Sudan on Thursday as medical officials said 29 people were killed
Read More »Banaanbaxyo ka dhacay dalka Suudaan iyo Wiil Soomaali ah oo ku dhaawacmay
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in dibad-baxyo ka socda maalintii saddexaad magaaladaas uu ku dhaawacmay Mukhtaar Cabdi oo ka tirsan ardayda Soomaalida ee halkaas ku nool, C/qaadir Maxamed
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh:- Waxaa cadaatay in Al-shabaab aysan khatar ku aheyn Soomaaliya oo keliya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Al-shabaab aysan khatar ku ahayn Soomaaliya iyo Afrika oo keliya, balse ay khatar ku tahay caalamka oo dhan sida uu yiri
Read More »XUKUUMADDA OO BAAQ U JEEDISAY MILKIILAYAASHA HOTELADA IYO GURYAHA
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan looga dooday qodobo ay ka mid yihiin
Read More »Maxaa ka jira in xubnaha sare ee dowladda Soomaaliya ay isku khilaafeen safiiro la magacaabay dhawaan?
Golaha Wasiiradda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo khamiistii dhaweyd u magcaabay Safiiro cusub Dalalka Imaaradaka Carabta iyo ciraaq ayaa la sheegay in arrintaasi uu khilaaf cusubi ka dhashay kaas oo u dhaxeeya sida lasheegay madaxda
Read More »Somali terror group has 20 American members, prone to strike outside Somalia
The Somali terror group that stormed a Kenyan mall, killing more than 60 people, has a larger U.S. contingent than any other al Qaeda offshoot, said U.S. officials, and is now more prone to
Read More »Dowladda Soomaaliya oo ciidamo si gaar ah u tababaran u dirtay Kenya si ay u badbaadiyaan…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo si gaar ah u tababaran u dirtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya si ay xarunta Westgate uga saaraan dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo sedex maalin ka hor ay
Read More »WARARKII UGU DAMBEEYAY EE WESTGATE MALL OO RASAAS AY KA DHACEYSO
Wararka laga helayo caasimada dalka Kenya ee Nairobi gaar ahaan xarunta Westgate Mall ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi weli laga maqlayo rasaasay ay is weedaarsanayaan kooxaha ku jira gudaha xarunta iyo ciidamada dalka
Read More »Somalia Names Abrar as Its First Female Central Bank Governor
Somalia named Yussur Abrar as the country’s first female central bank governor, replacing Abdusalam Omer, who resigned after a United Nations monitoring group accused him of mismanaging the government’s money. Abrar has spent the
Read More »