All posts by jiinka »
Saraakiisha Siiri-liyon Oo U Furay Tababar S.Booliska Soomaaliyeed
150 askari oo booliska milateriga ah ayaa saaka tababar looga furay dugsigii ciidamada cirka ee Ma-Dhamaato oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Tababarka waxaa bixinaya saraakiisha dalka Sierra Leone
Read More »Duqeyn Xooggan Loo Geysta Ciidamada Siiri-liyon
Deegaanka Taabta ee Gobalka Jubada Hoose ayaa waxa ay xaqiijinayaan in habeenkii xalay ahaa duqeyn tii ugu darneed lala eegtay Saldhig deegaankaasi ay ku leeyihiin ciidamada Selarone oo kamid ah ciidamada AMISOM ee ka
Read More »Qarax Ka Dhacay Degmada Qansax Dheere
Gobalka Baay ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay daaha ka rogayaan in maanta qarax xooggan oo ka dhacay Degmada Qansax dheere uu geestay qasaara nafeed iyo mid maaliyadeed. Goob-joogayaasha ayaa waxa sheegayaan in
Read More »Magaalada Keb-Tawn Oo Lagu Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed
In ka badan toban dukaan oo intooda badan ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu boobay sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay xaafadda Kraafontein ee ku taalla duleedka magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.
Read More »Ciidamada Booliska Ee Dalka Kenya Oo Waxyaalaha Qarxa Gacanta Ku Dhigay
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay gaari siday 27 tan oo ah kiimikada laga farsameeyo waxlaha qarxa oo ay saraakiisha ciidamadu sheegeen inuu ku sii jeeday dalka Soomaaliya. Afhayeenka booliska
Read More »Kubadda Gacanta Oo Ka Bilaabatay Muqdisho
Gelinkii dambe ee maanta waxaa si rasmi ah uga furmay garoonka Luujino oo ku yaala degmada C/casiis ee gobolkan Banaadir tartanka xidigaha wiilasha kubadda gacanta Dalkeenna ayadoo tartankaasina ay u daawasho tageen dadweyne aad
Read More »Qaahira Oo Lagu Soo Geba-Gabeeyay Shirkii Baarlamaanada Ee J.Carabta
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka Barlamaanada Carabta, iyadoo shirkaasina lagu taageeray dowlada Federalka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya u metelayay
Read More »Farnesina: Somalia, Pistelli meets with the Special EU Envoy for the Horn of Africa Italy committed to consolidation of Somali institutions
African Press Organization (APO)/ — Developments in the Somali crisis and the role of the European Union and Italy in stabilisation were the central focus of meetings today in Rome between Deputy Foreign Minister
Read More »Ciidamo Dheeraad Oo Ay Kenya U Soo Direeso Soomaaliya
Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa lagu sheegay in dowlada Kenya imika ay diyaar u tahay in ay si dhow ula shaqeyso saraakiisha ciidamada dalka Soomaaliya si amaanka magaalooyinka muhiimka ee Soomaaliya loo sugo.
Read More »