All posts by jiinka »

Dalka Koonfur Afrika Uu Dab Ku Qabsaday Shirkada Ay Leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed

Dalka Koonfur Afrika Uu Dab Ku Qabsaday Shirkada Ay Leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed

jiinka June 25, 2013 Comments Off

Salama Cash & Carry oo aheyd shirkad ganacsi oo ay leeyihiin ganacsato soomaaliyeed ayaa habiininadii isniita waxa uu dab ku baabi;iyay dalka Koonfur Afrika.   Dabdkan oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa guud

Read More »
Wufuud Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Balad-Weyne Ee Gobolka Hiiraan

Wufuud Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Balad-Weyne Ee Gobolka Hiiraan

jiinka June 25, 2013 Comments Off

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga xukuumadda soomaaliya mudane Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada b/weeyne ee xarunt gobolka hiiraan.   Wasiirka oo ay wehliyeem qaar ka mid ah xildhibaanada

Read More »
Baaq Loo Jeediyay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Karkaar

Baaq Loo Jeediyay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Karkaar

jiinka June 25, 2013 Comments Off

Xili xiisad colaadeed oo u dhaxeysa labo beelood ay ka taagan tahay gobolka ay magowday Puntland ee Karkaar ayaa waxaa xiisadaasi ka hadlay siyaasiyiinta deegaanka.   Dr. Saadaq Eenow, oo Madax ka ah Urur

Read More »
Dalka Cumaan Wufuud Ka Socda Oo Magaalada Muqdisho Soo Gaaray

Dalka Cumaan Wufuud Ka Socda Oo Magaalada Muqdisho Soo Gaaray

jiinka June 24, 2013 Comments Off

Wafdigan ka socday wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Cumaan ayaa waxaa hogaaminayay Cabdalla Mubaarak Al-cariimi,waxana ka mid ah ganacsato u dhalatay dalkaasi.   Wafdigan ayaa markii ay garoonka ka soo dageen waxaa warbaahinta la

Read More »
Jaamacaddaha Dalka Hindiya Oo Ay Ka Qalin-Jibiyen Arday Soomaaliyeed

Jaamacaddaha Dalka Hindiya Oo Ay Ka Qalin-Jibiyen Arday Soomaaliyeed

jiinka June 24, 2013 Comments Off

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayna ku qalinjabinaayeen Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka baxday jaamacadaha Dalka Hindiya, ayaa lagu qabtay Magaalada Hyderabad ee Dalkan Hindiya.   Xafladan oo ay soo qaban

Read More »
Maalinta Olombikada Oo Ay Ku Maamuuseyn Ciyaartoyda Soomaaliyeed

Maalinta Olombikada Oo Ay Ku Maamuuseyn Ciyaartoyda Soomaaliyeed

jiinka June 24, 2013 Comments Off

Gudiga Olompikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay munaasabadda maalinta olympicada aduunka ee (Olympic Day) oo ku began 23-June,taasi oo ka dhacday xarunta Daljirka dahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka banaadir.

Read More »
Dilalka Qorsheysan Oo Ka Dhaca Koonfurta Gaal-Kacyo

Dilalka Qorsheysan Oo Ka Dhaca Koonfurta Gaal-Kacyo

jiinka June 24, 2013 Comments Off

Xaliimo Jaamac Cilmi oo kamid haweenka Soomaaliyeed ayaa cambaareysay dilal qorsheysan oo loo geysanayo gabdhaha dilalkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.   Xaliimo Jaamac ayaa ku

Read More »
Somalia far from safe, journalists say

Somalia far from safe, journalists say

jiinka June 24, 2013 Comments Off

perception that Somalia is on the mend after more than 20 years of war is one of its greatest national security threats, journalists said.   Somalia formed a functioning central government last year for

Read More »
Somalia Al Shabab Attacks Sierra Leone Bases

Somalia Al Shabab Attacks Sierra Leone Bases

jiinka June 23, 2013 Comments Off

Heavy artilleries hit bases belonging to the Sierra Leon troops in the lower Juba regions as Alshabab troops attacked the new Amisom peace keeping force in the lower Juba region of Somalia.   The

Read More »