All posts by jiinka »

Qarax Amisom Kismaayo Lagula Egtay

Qarax Amisom Kismaayo Lagula Egtay

jiinka July 18, 2013 Comments Off

Saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay magaalo xeebeedka Kismaayo kadib markii qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM ayna ku dhaawacmeen ciidamada iyo shacab Soomaaliyeed, sida

Read More »
Qorshe Cad Ra’iisul W.[Saacid] Caalamka U Gudbiyay

Qorshe Cad Ra’iisul W.[Saacid] Caalamka U Gudbiyay

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta la kulmay una hambalyeeyay guddi hawleedka qorshaha New Dealka ama Hiigsashada Cusub, gudigan oo loo yaqaan “High Level Task Force”.

Read More »
Xukun Lagu Eedeeyay Rag Geystay Dil

Xukun Lagu Eedeeyay Rag Geystay Dil

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Maxkamada ciidanka qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku riday labo ruux oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii Magaalada Garowe loogu geestay Sheekh Nuur Faarax Gacameey.   Labada ruux ee

Read More »
Mashruuc Dib Waddooyinka Garowe Loogu Dhisayo

Mashruuc Dib Waddooyinka Garowe Loogu Dhisayo

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Maamulka dawladda hoose ee Garoowe ayaa faah faahin ka bixiyay dib u habeyn lagu sameynayo waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe, kuwaas oo maal gelintooda iyo dhismohoodaba ay gacan weyn ka geysanayaan hay’ado caalami ah

Read More »
Kulan Wadatashi Oo Uu Furay Wasiirka Maaliyadda

Kulan Wadatashi Oo Uu Furay Wasiirka Maaliyadda

jiinka July 16, 2013 Comments Off

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta dawladda federaalka ee Soomaaliya mudane Maxamuud Xasan Suleebaan oo uu weheliyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Mudane Abuukar Sheekh Cabdi Ibrahim, Ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka wadatashiga qiimeynta

Read More »
Qalabeynta Ciidanka OO Codsaday Galmudug

Qalabeynta Ciidanka OO Codsaday Galmudug

jiinka July 16, 2013 Comments Off

Saraakiisha ciidanka maamulka Galmudug ayaa codsaday in laga gacan siiyo qalabeynta ciidanka maamulka Galmudug,xilli shalay Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi uu kormeeray xarumaha ciidanka.   Taliyaha ciidanka maamulka Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb oo

Read More »
Hawada Soomaaliya Oo Digniin Laga Soo Saaray

Hawada Soomaaliya Oo Digniin Laga Soo Saaray

jiinka July 16, 2013 Comments Off

Xilli lagu heshiiyay in hawada Soomaaliya laga maamulo Magaalada Hargaysa ayaa Wasiirka Duulista iyo hawada maamulka Soomaaliland,wuxuu ka digay in si sharcidaro ah haawada looga maamulo Magaalooyinka Muqdisho iy Nairobi.   Wasiirka wuxuu sheegay

Read More »
Hindise Sharciyeedka Oo Dib Baarlamaanka U Celiyay

Hindise Sharciyeedka Oo Dib Baarlamaanka U Celiyay

jiinka July 15, 2013 Comments Off

Kalfadhiga aan caadiga aheyn kulankiisa 8-aad oo ay mudanayaasha baarlamaanku ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa waxaa shir guddoominayay Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka,   Ajandahuna waxa uu ahaa dhageysiga warbixinta

Read More »
Safiir Cusub Oo Dowlada Loogu Baaqay K. Afrika

Safiir Cusub Oo Dowlada Loogu Baaqay K. Afrika

jiinka July 15, 2013 Comments Off

Guddoomiye ku-xigeenka Gudiga Odayaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika Jeele Cali Nuur ayaa ka dalbaday Dowladda in ay soo magacaabaan Safiir cusub oo badalla Allaha u naxariistee Sayid Xasan Shariif C/laahi oo Soomaaliya

Read More »