All posts by jiinka »

Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Gobalka Shabeelaha hoose uu ka taagnaa dagaal beeleed qeyb ay ka yihiin ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu sheegay in amnidarada ka jirta Gobalkaasi ay tahay maamul xumo Gobalka ka

Read More »
Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Magaalada Marka ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn ay ruxeen magaaladaasi.   Ilaa iyo Afar qarax ayaa ka dhacay magaalada waxaana lala eegtay gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM sida la sheegay.   Qaraxyada oo goor

Read More »
Sh. Hoose Dagaal u Dhexeeya Biimaal & Habargidir

Sh. Hoose Dagaal u Dhexeeya Biimaal & Habargidir

jiinka July 26, 2013 Comments Off

Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shegaya in shalay ilaa xalay ay halkaasi ka dhacayeen dagaalo qaraar oo u dhexeeya labo beelood oo deegaankaasi wada daga.   Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaarooyin iskugu jira dhimasho

Read More »
Howlgalo Kismaayo dad lagu soo qab qabtay

Howlgalo Kismaayo dad lagu soo qab qabtay

jiinka July 26, 2013 Comments Off

Maamulka Axmed Madoobe ee maamula magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay amaanka magaalada Kismaayo oo maalmihii dambe ay ka dhacayeen qaraxyo lala eeganayay ciidamada maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa AMISOM ee magaaladaasi ku sugan.  

Read More »
Kulan Sh.Hoose Looga Hadlayay

Kulan Sh.Hoose Looga Hadlayay

jiinka July 26, 2013 Comments Off

Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Siyaasiyiin, Odayaal Culamaa’udiin, kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay kaga hadleen dagaaladii ka dhacay gobolkaasi .   Nabadoon Cumar Abshir Cumar, oo ka mid ah

Read More »
Qodobo Dhowr Ah Oo Golaha Wasiirada Ka Doodeyn

Qodobo Dhowr Ah Oo Golaha Wasiirada Ka Doodeyn

jiinka July 25, 2013 Comments Off

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah.   Golaha Wasiirada ayaa

Read More »
Kulan Dhex Maray Labada Wasiir Soomaaliya & Sudan

Kulan Dhex Maray Labada Wasiir Soomaaliya & Sudan

jiinka July 25, 2013 Comments Off

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Dr: Gacal oo hadalka qaatay ayaa u sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Sudan in Dowladda Soomaaliya ay gaartay Guulo wax ku ool ah oo laga dareemayo Gudaha iyo

Read More »
La Dagaalanka Burcad-Badeeda Soomaalida

La Dagaalanka Burcad-Badeeda Soomaalida

jiinka July 25, 2013 Comments Off

22 kamid ah ciidamada badda dalka Malta ayaa si rasmi ah waxay maanta uga mid noqdeen ciidamada howlgalka la dagaalanka burcad badeeda ka wada xeebaha dalka Soomaaliya.   Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ku

Read More »
Shir Ku Saabsan Hormarka Iyo Amniga Dalka

Shir Ku Saabsan Hormarka Iyo Amniga Dalka

jiinka July 24, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga hadlayey shirka 16ka September ka dhacaya Brussels.   Shirkan ayaa waxaa ka

Read More »