war »
Maamulka Dagmada Hiliwaa Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti
Maamulka Dagmada Heliwaa ee gobalka Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyay Qalab Isboorti oo Dhalinyarada Dagmadaasi ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka Tartanka cayaaraha Dagmooyinka Gobolka Banaadir. Munaasabad qalab isboorti lagu guddoonsiinayay maamulka
Read More »Ugandha Oo Ugu Baaqday Wadamada Deeqda Bixiya In Lagu Taageero Dhaqaalaha Dhanka Soomaaliya
Dowlada Uganda ayaa wadamada deeqda bixiya weydiisatay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadanka Soomaaliya islamarkaana ay kala shaqeeyaan Ugaanda sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlada rasmi ah oo cagaheeda ku istaagta.
Read More »Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo Wareegiisa koowaad maanta soo dhamaaday
Waaberi One oo zilzaal daran ku riday FC-Royal, iyo Iftiinka Gacameey oo 2 Gool ugu awood sheegatay barbaartii Benimaalik, Azuura oo Cashar kulul u dhigtay kooxda Midnimo. Cayaaro aad iyo aad u xiiso
Read More »Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/hoose Oo Lagu Qabtay Ciyaarihii Istunka
Kadib Munaasabad Ballaaran oo lagu Maamusayay Ciyaar dhaqameedka Istunka oo ay ka soo qayb Galeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Sh/hoose. Cali Sheekh Cabdullaahi Afgooye oo Ka mid ahaa Xildhibaanadii
Read More »Woman’s trial raises concerns over rape victims in Somalia
MOGADISHU (Reuters) – A woman who said she was raped by Somali soldiers and a journalist who interviewed her went on trial on Saturday in a case that has sparked international concerns over sexual
Read More »DUQEYNTA UU MAREYKANKA KA GEYSTAY WADAMO AY KA MID TAHAY SOOMAALIYA OO DIB U CUSBOONEYSIINAYO
Isagoo wareysi siinayay AFP xoghayaha difaaca Mareykanka Leon Panetta,ayaa wuxuu sheegay in Mareykanka uu doonayo inuu sii wado dagaalka uu kula jira Kooxaha Al-Qaa’ida gaar ahaan kooxaha xariirka la leh ee ka dagaalama dalka
Read More »Madaxweynaha Puntland oo u jeediyay digniin dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer ka jeediyay shir u socda urur siyaasadeedka horseed ee uu isagu Guddoomiyaha ka yahay ayaa sheegay inay wadahadalo u socdaan Puntland iyo Somaliland, isagoo ugu
Read More »Somalia’s food insecurity eases but acute malnutrition remains high
While the number of people in need of humanitarian assistance in Somalia has halved to 1.05 million since August 2012, malnutrition rates remain among the highest in the world, according to the latest data
Read More »Wasiirka Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Drs. Maryan Qaasim Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drso Maryan Qaasim ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib socdaal shaqo oo ay ku tagtay magaalada Dubai ee isku taga Imaaraadka Carabta. Drso
Read More »SOOMAALIYA IYO SYRIA OO NOQDAY DALAL LAGU BEEGSADO SAXUFIYIINTA
Qilaafaadka iyo xiisadaha taagan,ayaa sababay in wadamada Soomaaliya iyo Siiriya ay noqdaan wadamada ugu Qatarta badan dilalka iyo hanjabaadaha loo geysto saxafiyiinta caalamka,marka loo eego warbixin ay soo saareen Urur saxafiyiinta caalamka ee World
Read More »