war »
Dakhliga Airport-ka Muqdisho oo Kordhay In Ka Badan 50%
War Saxaafadeed Waxaan ku faraxsannahay in dakhliga kasoo xarooday gegida dayuuradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho uu si weyn u kordhay saddexdii bilood ee ugu horreysay howlgalkeena. Dowladda Soomaaliya ayaa ka heshay in ka
Read More »Horyaalka Soomaaliya oo dib u furmaya sanadka cusub
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Telecom Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo
Read More »Tababar Ku saabsan shaqo ku Dhowrista Caruurta iyo Dhalinyarada oo ka furmay Muqdisho
Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Agaasimkeeda Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyaradda Iyo Isbootiga ayaa u furtay 30 qubaro oo ka kala socday Ururada Bulshada, Shaqaalaha , Haweenka iyo NGO-yada Soomaaliyeed tababar lagu baranayo Badbaadinta ku shaqeysiga
Read More »Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo R/wasaaraha cusub u diray dalab, kana codsaday inuu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa codsi uu u diray ra,iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed inaysan waqti dheer ku qaadan soo magacaabista golaha wasiiradda cusub ee xukuumadiisa,
Read More »AMISOM apologises for fatal road accident
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has offered his heartfelt apologies to the family of the two men killed in a tragic
Read More »AMISOM OO SHEEGTAY IN MID KAMID AH GAADIIDKOODA SHIL UU MUQDISHO KU GALAY KU DILAY LABO RUUX
AMISOM ayaa waxa ay ka hadashay shil mid kamid ah gaadiidkooda uu ku galay maalintii Jimcaha aheyd Magaalada Muqdisho, kadib markii uu dar-daray labo qof oo mootao watay. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska AMISOM ee
Read More »NEW E-PASSPORT WILL HELP SECURE SOMALIA’S BORDERS, SAYS PRESIDENT
His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today launched Somalia’s new e-passport, hailing it as an important step for national and international security. The President said: “Now that we are well on the road to
Read More »R/wasaraha cusub ee Somaliya oo sheegay in wasiiro ka badan, kana tayo fiican kuwii Saacid uu soo magacaabi doono
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo wareysigiisii ugu horeeyay siiyey idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay kalsoonidii ay shalay siiyeen xildhibaanada Baarlamaanku, isagoo sheegay in sharaf iyo
Read More »DAGAAL KA DHACAY DEGMADA AFGOOYE
Barqanimadii maanta aya waxa uu dagaal ka dhacay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose kaa oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowlada soomaaliya
Read More »Guddoomiyaha degmada Marka oo baaq u diray beelaha ku dagaalamay gobolka Sh/hoose, dalbadayna in…
Guddoomiyaha degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay heshiis xabad joojin kala dhex dhigto beelihii ku dagaalamay deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose, Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in gogol nabadeed ugu qabanayo
Read More »