war »
Bacadlaha Xamer Weyne oo ganacsato lagu wareejinayo
Maamulka Gobolaka Banaadir ayaa waxaa uu sheegay in ay gabo gabo ay mareyso dayactirkii ka socday Suuqii weynaa ee Bacadlaha Qaranka ee Degmada Xamarweyne ayna doonayo in lagu wareejiyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Afhayeenka Maamulka Gobolka
Read More »GONGRADULATIONS FOR BEING SELECTED AS SOMALI PARLIAMENT.
Dear respected leaders, The Somali Bantu Association of Tucson, Arizona is hereby warmly and heartiest saying and sending you congratulations on being selected as the new parliament of Somalia for the next 4 years.
Read More »Ethiopian PM Meles Zenawi dies after illness
(JWN News) Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has died at the age of 57, state media say, after weeks of speculation about his health. Mr Meles was admitted to hospital in July. The nature
Read More »Somalia’s New Parliament Sworn In
(JWNNews) – Somalia’s first formal parliament in more than two decades was sworn into office on Monday, marking a major milestone in the country’s efforts to end the eight-year-long transitional period by establishing a
Read More »Munaasabad Lagu Dhaariyay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Ka dhacday iyo Magacyada Xildhibaanada cusub ee Beelaha Jareerweyne.
Munaasabad Lagu Dhaariyay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Ka dhacday iyo Magacyada xildhibaanada cusub ee Beelaha Jareerweyne. Waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga dhacday Munaasabad lagu dhaarinayay Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka uu
Read More »Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay iyo xilliga dowladda KMG oo…
Guddiga xulista Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay hayaan tiro ku dhow 230-mudane oo baaristooda la dhameeyay, wuxuuna Guddigu sheegay in Xildhibaanadan ay fadhigooda ugu horeeya yeelanayaan maanta oo Isniin ah. Guddiga ayaa sheegay inay
Read More »220 maxaabiis oo cafis loo fidiyey lagana sii daayey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho
Munaasabada ciidal Fitrga awgeed ayaa maxaabiis ku jirtay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho shalay laga siidaayey ka dib markii uu cafis u fidiyey Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Maxaabiistan ayaa waxaa saaka
Read More »U gar gaar Labadan caruur ee ku xanuunsan Magaalada Muqdisho(Sawiro)
Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 3 sano jir ah iyo Zakariye Yacquub Cabdi, da,diisana waa 3
Read More »Madaxweynaha oo Boqolaal Ruux dushiyay Salaadda Ciidda.
Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa waxaa Maanta uu Saalaadda Ciidda uu Masjidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho uu ku dushiyay Boqolaal Ruux oo gudanayay waajibaadka Salaada Ciida. Madaxweynaha oo salaada Imaam ka
Read More »Jinwabi.net oo idin leh Ciid Wanaagsan
Waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan, dhamaan dadweynah aqristayaasha web-kaan jinwabi.net. Waxaan idiin rajaynaynaa in sanadkan sanadkiisa kale in aan kuwada ciidno aana ku gaarno nolol , nabad, Horumar iyo Baraare. Meel Waliba oo aad
Read More »