war »
We are ready to talk to Al-shabaab
Somalia Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali What is your biggest challenge as a Prime Minister? When I came here as a Prime Minister I had two biggest challenges; one was the severe drought. As
Read More »Presidential Election Committee agrees Somali Presidential election date: Monday, 10 September
Mogadishu, 31 August 2012 – The newly formed Presidential Election Committee met yesterday in Mogadishu and agreed on the date for the Somali Presidential election, which will now take place on Monday, 10 September.
Read More »Somalia’s capital Mogadishu by night
THE Sixa ice-cream parlour on Mogadishu’s 21 October Avenue has been staying open later and later in recent months. At 10pm customers are still filing in for an evening treat in Somalia’s capital. In
Read More »Ciidamo iyo gaadiid dagaal oo aad u fara badan oo ka soo gudbay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalka…
Magaalada Afmadow waxaa gaaray gaadiid dagaal oo gaaraya 42-baabuur oo tikniko ah iyo ciidamo aad u badan oo hubeysan, kuwaas oo ka soo baxay dhanka magaalada Dhoobley, waxaana la sheegay in gaadiidkaasi intooda badan
Read More »Madaxweyne Shariif oo ku laabtay Muqdisho
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo ka qeyb galay aaskii raysul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa soo dhoweeyay mas’uuliyiin iyo
Read More »WAR DEG DEG AH: Duqeymo xoogan oo xilligaan ku soconaaya magaalada Kismaayo
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqeymo xoogan oo si xiriir ah u soconaya ay ka bilowdeen gudaha magaalada Kismaayo, iyadoo ay magaalada ku
Read More »Musharax Cabdullaahi Axmed Caddow oo baaq ujeediyay xubnaha Baarlamaanka(Warsaxaafadeed)
Mudadan kala guurka si loo gaaro hoggaan horseeda isbedel waa lagama maarmaan in xildhibaanadu u istaagaan badbaadinta ummadda Soomaaliyeed Ayagoo kaashanaya shacbi weynaha waa inay qaadaan masuuliyadda ugu sareysa ee aayo katalinta Soomaaliya. Waxaan
Read More »Dekada Kismaayo oo caawa la duqeeyay.
Sida ay sheegayaan warar aynu goor dhaw ka helnay magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose maraakiib dagaal oo laga leeyahay wadanka Kenya ayaa dhawr gantaal ku garaacay dekeda Kismayo. Dad ku sugan gudaha
Read More »Shuruudaha lagu xiray musharrixiinta madaxweynaha
Afhayeenka guddiga doorashada, Cismaan Libaax Ibraahim/JWN Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudo uu sheegay in looga baahan yahay inay buuxiyaan musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Afhayeenka guddiga doorashada, Cismaan
Read More »Howlgalo Dad lagu sooqabqabatay oo ka dhacay Marka.
Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa faah fahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose. Guddoomiye Ku xigeenka dhanka ammaanka Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose
Read More »