war »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya afduub loo geystay mid ka mid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka cusub.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya afduub loo geystay mid ka mid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka cusub.

xeydar September 8, 2012 Comments Off

Nabadoon Cismaan Cadaawe oo ka mid ahaa waxgaradkii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya, waxna ka ansixiyey dastuurka cusub ayaa shalay lagu afduubtay magaalada Muqdisho, waxaana arrintaasi u xaqiijiyey warbaahinta C/raxmaan Sheekh Axmed oo ka mid

Read More »
Kulan saacado badan qaatay oo dhexmaray labada Shariif, loogana hadlay arrimo

Kulan saacado badan qaatay oo dhexmaray labada Shariif, loogana hadlay arrimo

xeydar September 8, 2012 Comments Off

Kulan saacado badan qaatay ayaa habeen hore ku dhexmaray xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaas oo looga

Read More »

xeydar September 5, 2012 Comments Off

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho isaga oo si weyn Magaalada Muqdisho loogu soo dhaweeyay. Cali Maxamed Geedi ayaa markii uu kasoo dagay garoonka Muqdisho waxaa

Read More »
TANZANIA: EAJA calls for exhaustive and impartial investigation over journalist’s death following formation of a commission of inquiry

TANZANIA: EAJA calls for exhaustive and impartial investigation over journalist’s death following formation of a commission of inquiry

xeydar September 5, 2012 Comments Off

The Eastern Africa Journalists Association (EAJA) greets with cautious optimism the formation of a probe team to investigate the killing of a Channel Ten journalist, Daudi Mwangosi, in Tanzania’s Iringa region on 2 September

Read More »
War Deg Deg ah: Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo u dhaqaaqay Degmooyinka Warsheekh iyo Cadale.

War Deg Deg ah: Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo u dhaqaaqay Degmooyinka Warsheekh iyo Cadale.

xeydar September 4, 2012 Comments Off

War Deg Deg ah oo iminka na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo katirsan AMISOM & ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaaliya inay  gaareen Degaanka Ceel macaan oo hoos taga degmada

Read More »
EAJA Condemns the Murder of TV Journalist in Tanzania

EAJA Condemns the Murder of TV Journalist in Tanzania

xeydar September 4, 2012 Comments Off

The Eastern Africa Journalists Association (EAJA) is alarmed and saddened by the murder of senior TV journalist Daudi Mwangosi on Sunday 2 September 2012 in Tanzania. Daudi Mwangosi, who worked for Channel Ten as

Read More »
Tartankii xiddigaha koleyga oo la soo afjaray

Tartankii xiddigaha koleyga oo la soo afjaray

xeydar September 4, 2012 Comments Off

Xaflad ay soo abaabuleen xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga oo gunaanud u aheyd xiritaanka tartankii Xiddigaha Kubadda Koleyga 2012 ayaa lagu qabtay Muqdisho. Xafladda gunaanadka Tartankan ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Cabdi Cabdulle

Read More »
On The Road: Somalia Gears up for Presidential Election

On The Road: Somalia Gears up for Presidential Election

xeydar September 4, 2012 Comments Off

After some delays in the process, Somalia’s recently-appointed parliamentarians are expected to elect a new president on September 10.  After more than 12 years of transitional government, Somalia has been forced to wait a

Read More »
Kenya’s navy shells Kismayo in Somalia

Kenya’s navy shells Kismayo in Somalia

xeydar September 4, 2012 Comments Off

The Kenyan navy has shelled Kismayo, the main Somali city controlled by militant Islamist group al-Shabab, a military spokesman has told the BBC. Kenya sent troops into Somalia last October accusing al-Shabab of threatening

Read More »
Midowga Afrika oo hanjabaad iyo digniin u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka, kana dalbnaday…

Midowga Afrika oo hanjabaad iyo digniin u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka, kana dalbnaday…

xeydar September 4, 2012 Comments Off

Ururka Midowga Afrika ayaa war-murtiyeed uu soo saaray waxay uu digniin ugu jeediyey xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna uga digay inay dib dhigaan doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, isla markaasna ay u dhaqmaan

Read More »