war »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo amar ku bixiyey in…..
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa amar ku bixiyay in xildhibaanada dalka ka maqan ay degdegt dalka dib ugu soo laabtaan si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo iyo howlaha horyaala Baarlamaanka. Baarlamaanka oo
Read More »Xildhibaan Cabdiweli Gaas oo Shir jartaa’id ku qabtay Gaalkacyo, kana hadlay arrimo badan
Waxaaa maanta shir-Jaraa’id ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Gaalkacyo Dr.Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas oo ahaa Ra’iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, haatana ah Xubin ka mid ah Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Shirkiisa Jaraa’id ayuu
Read More »Uganda holds Somalia hostage in high-stakes diplomacy
It’s fair to say that the Ugandan government was not particularly happy with the contents of a United Nations report that unequivocally implicated it in the ongoing rebellion in the Democratic Republic of Congo.
Read More »U.S. expects Ugandan peacekeepers to stay in Somalia
Uganda seen continuing its peacekeeping role * US says central and east Africa needs Ugandan leadership * Uganda accused by U.N. of arming M23 rebels in Congo By Drazen Jorgic NAIROBI, Nov 5 (Reuters)
Read More »Marwo Aamina Xersi Moghe oo ka mid ah maalqabeenada ugu caansan Afrika oo Hambalyaysay Xilka loo magacaabay Marwo Fowsiya Xaaji Aadan
Marwo Amina Hersi Moghe, oo ah gabar Soomaaliyeed oo ganacsato ah oo magac iyo maamuus heerkiisu aad u sareeyana ku leh guud ahaan Qaaradda Afrika kana mid ah ganacsatada ugu caansan uguna hantida badan
Read More »Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ay ku jiraan wariyaal oo ku dhintay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa waxay sheegayaan in doon ay la socdeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo ay ku jiraan wariyaal ka cararay dilalka iyo ugaarsiga lagu hayo wariyaasha, kana howlgeli
Read More »Guddoomiyaha ururka Raaskambooni oo sheegay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilk..
Guddoomiyaha maamulka ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam {Sheekh Axmed Madoobe} oo hadda ah Guddoomiyaha KMG ah ee maamulka loo sameeyay magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horeysay waxa uu shaaca ka qaaday inuu yahay
Read More »Somalia forms new government with woman foreign minister
MOGADISHU — Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon Said on Sunday announced the members of his new government, noting that a woman has been named as foreign minister for the first time in the
Read More »African Union Wants UN to Boost Somalia Forces, End Weapons Ban
The African Union urged the United Nations Security Council to bolster its peacekeeping force in Somalia and lift arms-import and charcoal-export bans on the Horn of Africa nation. As many as 12,000 soldiers from
Read More »WAR DEG DEG AH:- Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo lagu dhawaaqay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in daqiiqado ka hor si rasmi ah loogu dhawaaqay Golaha wasiirada Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo muddo dheer la sugayey, waxaana
Read More »