war »
WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAY MUQDISHO
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa la socday wasiirka arimaha dibada,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Garoonka
Read More »AMISOM Vows to Help Somalia Enhance Security on Marka Road
AMISOM is taking steps to enhance security along the road between the port city of Marka and Kilometre 50, following two failed attacks on a Somali government convoy. A convoy carrying Interior
Read More »Wararkii ugu dambeeyay khasaare ka dhashay weerar lagu qaaday wafdi isugu jiray wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya
Wafdi isugu jiray wasiiro, Xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka dowladda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shalay markale ka badbaaday isku day dil ka dib markii
Read More »Somalia: ‘Al-Shabab’ ambush ministers and defend Jowhar
After weeks of relative calm in Somalia, a convoy carrying three ministers has been attacked, while fierce fighting has erupted near the militant base of Jowhar, officials say. The ministers of defence, interior and
Read More »Xulka Qaranka K/cagta dalka Nayjeeriye oo abaalmarintii ugu badnayd abid loo ballanqaaday
Xiriirka K/cagta ee Nayjeeriya ayaa loo ballanqaaday 90-kun doollar la siin doono cayaaryahan walba haddii ay xulkooda ku guuleystaan Koobka Qaramada Afrika 2013 Xiriirka K/cagta dalka Nigeria ayaa sheegay in cayaartoydooda xulka Qaranka K/cagta
Read More »3-da December Xusuuso Qaraxii lala beegsaday Ardaydii qalin jabineysay Hotal Shaamo
Saddexda December 2009 waxay ahayd maalintii hotel-ka Shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay wasiirradii dowladda, shacabka, wariyeyaasha iyo Ardaydii qalin-jebiyeyaashii kulliyadda caafimaadka Banaadir. Marnaba kama go’ayso maskaxda shacabka maalintan iyo maalmaha kale ee la
Read More »Xildhibaan Dalxa oo ka sheekeeyay waxyaabaha naxdinta leh ee uu kusoo arkay Ghaza
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kalena kamid ah wafdi Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka carabta oo gaaray Gaza ayaa ka sheekeeyay waxyaabaha uu soo arkay halkaasi. Xildhibaan Dalxa ayaa
Read More »Pras Sues Director For Somali Pirate Documentary Footage
Pras is suing the director of his documentary about Somali Pirates. Pras has filed a lawsuit against Marshall Tyler, the director of Pras’ movie allegedly about the rapper being held hostage by Somali Pirates.
Read More »At least 26 killed in Somali clan battles
MOGADISHU — Fierce fighting between heavily armed rival clans in war-torn Somalia has killed at least 26 people in a dispute over grazing land and water, officials said Sunday. “There are many casualties,
Read More »WAFDI KA SOCDA DOWLADDA JABUUTI OO GAARAY MAGAALADA BELADWEYNE
Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa halkaasi gaaray maanta wafdi ka socda Dowladda Jabuuti. Wafdigaan oo uu horkacayo wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Jabuuti C/kariim Maxamed Kaamil, Taliyaha hay’adda Nabadsugida dalka Jabuuti Xasan Saciid,
Read More »