Monthly Archives: November 2013 »

Indha Cadde Oo Lagu Eedeeyay Inu Ka Danbeeyay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Degaanka No 50 Ee Gobollka Sh/Hoose.

Indha Cadde Oo Lagu Eedeeyay Inu Ka Danbeeyay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Degaanka No 50 Ee Gobollka Sh/Hoose.

xeydar November 18, 2013 Comments Off

Kadib markii shalay uu dagaal ka dhacay Deegaanka No-50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose kaasi u dhaxeeyay Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya iyo ciidamo kale oo iyana ka tirsan Maamulka Deegaanka No-50 oo Dowlada Hoos taga.

Read More »
Hawa Abdi: Keeping hope alive in Somalia

Hawa Abdi: Keeping hope alive in Somalia

xeydar November 16, 2013 Comments Off

The story of one woman’s efforts to bring peace and faith in her motherland despite the war of 20 “The Quran says that God knows what’s in your heart. Everything is from your heart,”

Read More »
Maxaad ka taqanaa ragga loo wado xilka R/wasaaranimada dalka ka dib iscasilaada R/wasare Saacid?

Maxaad ka taqanaa ragga loo wado xilka R/wasaaranimada dalka ka dib iscasilaada R/wasare Saacid?

xeydar November 16, 2013 Comments Off

Xogag hoose oo aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa cadeynaya inay jiraan xubno miiska u saran Madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud inuu u magacaabo jagada Wasiirka 1-aad kuwaasoo la filayo inuu magacaabo Madaxweynaha.

Read More »
XILDHIBAAN DHALXA OO KA WARBIXIYAY SHIRAR AY UGA QEYB GALEEN LONDON IYO BRUSSLES.

XILDHIBAAN DHALXA OO KA WARBIXIYAY SHIRAR AY UGA QEYB GALEEN LONDON IYO BRUSSLES.

xeydar November 16, 2013 Comments Off

 Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ku sugan magaalada Brussles kana mid ah mudanayaal baarlamanka Soomaaliya uga qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada Brussles ayaa sheegay in shirkaasi looga hadlay khatarta Miinooyinka iyo dhibaatada ay

Read More »
CECAFA cup draw announced

CECAFA cup draw announced

xeydar November 16, 2013 Comments Off

The council of east and central Africa football Associations (CECAFA) has on Friday announced the draw of this year’s senior challenge cup to be hosted in Kenya. According to the draw, 12 participating respected

Read More »
AMISOM oo ka hadashay khilaafka u dhaxeeya M/weynaha iyo Ra’isul wasaraha, sheegtayna inuusan….

AMISOM oo ka hadashay khilaafka u dhaxeeya M/weynaha iyo Ra’isul wasaraha, sheegtayna inuusan….

xeydar November 16, 2013 Comments Off

Taliska ciidamada AMISOM ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay khilaafka soo shaacbaxay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasna Sheekh Maxamuud iyo R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} ee ku aadan is-casilaada R/wasaaraha. Warsaxaafadeed

Read More »
IMAARAADKA CARABTA OO MAANTA DOWLADA SOOMAALIYA KU WAREEJIYAY AGAB MILLITARY.

IMAARAADKA CARABTA OO MAANTA DOWLADA SOOMAALIYA KU WAREEJIYAY AGAB MILLITARY.

xeydar November 16, 2013 Comments Off

Dowlada Imaaraadka carabta ayaa maanta Deeq Isugu Jirta Gawaari iyo Darees ciidan waxay soo gaarsiisay Dowlada federaalka Soomaaliya waxaana munaasabado qalabkaasi lagu gudoomayay ay ka kala dheceen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, Dekada Muqdisho iyo

Read More »
Haweenka Shiidlo oo Dhibaatooyin heysata markay ka soo barakaceyn dagaaladii Jowhar, qaarna ay wadada ku Umuleen  (Daawo Sawirada)

Haweenka Shiidlo oo Dhibaatooyin heysata markay ka soo barakaceyn dagaaladii Jowhar, qaarna ay wadada ku Umuleen (Daawo Sawirada)

xeydar November 15, 2013 2

Ilaa kun iyo shan boqol haween oo wata caruurtooda ayaa ku sugan Xarun AMISOM in ka badan 40 haween ayaa qeybta caafimaad ee Ciidamada AMISOM ku leeyihiin garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar loo geeyay daryeel

Read More »
Somalia peacekeeping force gets boost

Somalia peacekeeping force gets boost

xeydar November 15, 2013 Comments Off

UN Security Council approves deployment of additional troops, increasing existing force to more than 22,100.  The UN Security Council has passed a resolution paving the way for deployment of extra troops to boost the

Read More »
KA HADALKA KHILAAFKA MADAXDA SARE EE DALKA EE BAARLAMAANKA OO SII KORDHAYA

KA HADALKA KHILAAFKA MADAXDA SARE EE DALKA EE BAARLAMAANKA OO SII KORDHAYA

xeydar November 15, 2013 Comments Off

Xildhibaan Cusmaan Daalo, wuxuu ka mid yahay Mudanayaash baarlamaanka Somalia khilaafka madaxda ugu sareysa dalka ayuuna ka hadlay , waxaana uu ku tilmaamay mid ka gudbay in xal iyo waan waan lagu dhameeyo .

Read More »