Monthly Archives: September 2013 »

Gobolka Bakool Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

Gobolka Bakool Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

jiinka September 7, 2013 Comments Off

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaan dhinaca Bari kaga beegan ilaa 10 KM magaalada Xudur, Waxaana dagalka oo labada dhinac guulo ka sheegteen lagu soo waramayaa inuu gaystay khasaare iskugu

Read More »
Wufuudi uu Hogaaminayo Axmed Madoobe Oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray

Wufuudi uu Hogaaminayo Axmed Madoobe Oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray

jiinka September 7, 2013 Comments Off

Wafdigan uu horkacayay Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo gaaray magaalada muqdisho,   Ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka

Read More »
Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya oo La Soo Gabagabeeyay

Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya oo La Soo Gabagabeeyay

jiinka September 6, 2013 Comments Off

Waxaa maanta la uruuriyay Talooyinka ay soo gudbiyeen ergada ka qeyb galeeysa Shir saddexdii maalmood ee la soo dhaafay looga tashanayay barnaamijka hiigsiga cusub (New Deal) ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho,  

Read More »
Baarlamanka Soomaaliya oo ka hadlay xayiraada Xawaaladaha Somalida

Baarlamanka Soomaaliya oo ka hadlay xayiraada Xawaaladaha Somalida

jiinka September 6, 2013 Comments Off

Guddoomiyaha gudiga arimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Prof Maxamed Cumar dalxa ayaa ka hadlay Xawaaladaha Somalida,   Dhibaatooyinka kala kulma Bangiyada ay isku xiranyihiin ee ku yaala dalalka Caalamka gaar ahaan wadamada reer Galbeedka.

Read More »
Bogga Twitter-kii Oo mar kale laga xiray Al-Shabaab

Bogga Twitter-kii Oo mar kale laga xiray Al-Shabaab

jiinka September 6, 2013 Comments Off

Shirkadda Twitter-ka ayaa maanta xirtay bartii ay boggaasi ku laheyd Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya.   Waa markii labaad oo sanadkaan gudihiisa Al-shabaab laga xiro Bartii Twitterka ay ku lahaayeen,waxaana sababta lagu

Read More »
fighting piracy off the coast of Somalia,

fighting piracy off the coast of Somalia,

xeydar September 5, 2013 Comments Off

  H.H. Sheikh Abdullah bin Zayed al Nahyan Minister of Foreign Affairs, United Arab Emirates It is my pleasure to welcome you to the website of the UAE’s high-level, public-private counter-piracy conference, which will

Read More »
UN Special Representative Speech at the opening of the Vision 2016 conference in Mogadishu

UN Special Representative Speech at the opening of the Vision 2016 conference in Mogadishu

xeydar September 5, 2013 Comments Off

Your Excellency, President Hassan Sheikh Mohamud, Your Excellency, Deputy Prime Minister and Foreign Minister Honorable members of Parliament Excellencies, diplomatic corps Ministers, Ministers of State and former Ministers Mayor of Mogadishu Colleagues, ladies and

Read More »
Golaha Wasiirada Oo Xeerka Isgaarsiinta Ansixiyay

Golaha Wasiirada Oo Xeerka Isgaarsiinta Ansixiyay

jiinka September 5, 2013 Comments Off

Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada oo maanta uu shirgudoominayay Ra’iisal Wasaaraha ku Xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziya Yusuf Haji Adam ayaa maanta asnixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.   Dhanka

Read More »
Dilkii Malaaq Yuusuf Oo Cambaareysay AMISOM

Dilkii Malaaq Yuusuf Oo Cambaareysay AMISOM

jiinka September 5, 2013 Comments Off

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa cambaareeyay dilkii habeen hore magaalada Baydhabo loogu geystay Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ahaa malaaqyada gobolka Baay.   Afhayeenka AMISOM, Kornayl Cali Aadan Xumad oo wareysi

Read More »
Qaraxyo Kala Duwan Oo Xalay Muqdisho Ka Dhacay

Qaraxyo Kala Duwan Oo Xalay Muqdisho Ka Dhacay

jiinka September 5, 2013 Comments Off

Caasimada soomaliya ee Muqdisho oo xalay ka dhaceyn qaraxo kala Duwan iyadoo sido kale Rasaas laga Maqlayeey Daafaha Magaalada muqdisho.   Seddex qarax oo nuuca bambaanooyinka gacanta laga tuuro ah ayaa waxa lagu weeraray

Read More »