Guddoomiyaha gudiga arimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Prof Maxamed Cumar dalxa ayaa ka hadlay Xawaaladaha Somalida,
Dhibaatooyinka kala kulma Bangiyada ay isku xiranyihiin ee ku yaala dalalka Caalamka gaar ahaan wadamada reer Galbeedka.
Prof Dalxa ayaa sheegay dowladda dalka Britain inay kala hadleen dhibaatada ka dhalankarta hadii Bangiyada dalkaasi Joojiyaan adeegyadii Xawaaladaha Soomaalida.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.