Gobolka Bakool Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

jiinka September 7, 2013 Comments Off
Gobolka Bakool Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaan dhinaca Bari kaga beegan ilaa 10 KM magaalada Xudur,
Waxaana dagalka oo labada dhinac guulo ka sheegteen lagu soo waramayaa inuu gaystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Guddoomiyaha dibad jooga ah ee degmada Xudur Maxamed Macalin ayaa sheegay inay Ciidamadda dowladda guulo ka gaareen dagaalkii ay ku qaadeen Al-shabab.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.