Monthly Archives: September 2013 »

Golaha Wasiirada Oo Go’aanada Shirkii Ka Dooday

Golaha Wasiirada Oo Go’aanada Shirkii Ka Dooday

jiinka September 12, 2013 Comments Off

Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go’aankii ka soo baxay shirkii culimada Soomaaliyeed ee looga hadlayay xagjirnimada iyo heshiiska dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba.   Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta

Read More »
Jowhar Shacabka ku nool Oo La Deristay Cabsi

Jowhar Shacabka ku nool Oo La Deristay Cabsi

jiinka September 12, 2013 Comments Off

Waxa ay cabsi la soo daristay shacabka Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellada dhexe, kadib markii daadad ka dhashay fatahaadda webiga ku soo dhawaadeen Magaalada.   Shacabka Magaalada Jowhar ayaa xalay bilaabay inay guryahooda

Read More »
Qarax Ismidaamin Ah Oo Axmed Madobe Lala Eegtay

Qarax Ismidaamin Ah Oo Axmed Madobe Lala Eegtay

jiinka September 12, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu ka badbaaday qarax lala eegtay kolonyo uu la socday oo

Read More »
Beelaha Jareer weyne oo Xaflad Sagootin Iyo Wadatashi ah Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho

Beelaha Jareer weyne oo Xaflad Sagootin Iyo Wadatashi ah Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho

xeydar September 11, 2013 6

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeyn Xildhibaano, Siyaasiyiin,Aqoonyahano, Haween  Iyo Odey-dhaqmeydyada ee Beelaha Jareer Weyne ayaa lagu qabtay Hotel Kuwait ee Magaalada Muqdisho.  Ujeedada  Xaflada ayaa aheyd

Read More »
Howlgallo Dheeraad Ah Oo Ay Ciidamada Ka Wadan Beledweyn

Howlgallo Dheeraad Ah Oo Ay Ciidamada Ka Wadan Beledweyn

jiinka September 11, 2013 Comments Off

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Beledweyn waxa ay ku soo qab qabteen dad farabadan ayadoo howlgalkaasina sare loogu qaadayay ammaanka magaaladaasi.   Howlgaladani ayaa ciidamadu ka bilaabeen

Read More »
Bandow Kismaayo lagu soo rogay

Bandow Kismaayo lagu soo rogay

jiinka September 11, 2013 Comments Off

Saraakiisha ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada Kismaayo, iyadoo hawada laga saaray hawada laga saaray shirkdihii isgaarsiinta ee magaalada.   Ciidamo maamulka ka tirsan ayaa gaaf-wareegaya waddooyinka magaalada,

Read More »
Kismaayo iyo Marka Oo ka kala Dhacay Qaraxyo

Kismaayo iyo Marka Oo ka kala Dhacay Qaraxyo

jiinka September 11, 2013 Comments Off

Iska Hor imaadyo Khasaaro geystay ayaa xalay waxa ay ka dheceen Garoonka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.   Iska Hor’imaadka oo khasaaro geystay ayaa u dhexeeyay Ciidamada Raaskaambooni iyo Kooxo ka tirsan

Read More »
Wufuudi Ka Socday Dalka Shiinaha Oo Madaxweyne Xasan Qaabilay

Wufuudi Ka Socday Dalka Shiinaha Oo Madaxweyne Xasan Qaabilay

jiinka September 10, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiliay wafdi ka socday dalka shiinaha oo uu hoggaaminayey Safiirka China Liu Guangyuan ayaa waxaa ka mid ahaa khubaro ku xeel dheer

Read More »
Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

Xilidhibaan Dalxa Oo Eedayay Dagaladii Gobalka Sh.Hoose Kadhacay

jiinka September 10, 2013 Comments Off

Xilidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayasha Barlamaanka soomaliya oo Waraysi sinayeey Saxaafada ayaa ku edeyeey Dagaalada kadhaca gobalka Sh/Hoose Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikareem.   Taa oo ku til,maamay wax yaabo ay ku

Read More »
Odayaasha Jowhar Oo Bixinta Adeegyada Bulshada Codsaday

Odayaasha Jowhar Oo Bixinta Adeegyada Bulshada Codsaday

jiinka September 10, 2013 Comments Off

Qaar ka mid ah nabad-doonnada magaalada Jowhar ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya in gobolka ay siiso xuquuqda uu ku leeyahay dowladda Soomaaliya.   Nabad-doon Xaaji Muude Qaroofow oo ka mid ah nabaddoonaddii Jowhar ku

Read More »