Monthly Archives: August 2013 »
Guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed Oo laku dilay degmada Dharkeenley
Rag hubeysan ayaa shalay galinkii dambe dil ugu geystay magaalada Muqdisho guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Labo nin oo dhallinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa ku dilay Amiin
Read More »Federal Govt of Somalia and Jubaland Talks Continue in Ethiopia
GAD brokered talks between Federal Government of Somalia and Somalia’s Jubaland administration are continuing for the third day in Ethiopian capital of Addis Ababa, Jiin-wabi reports. The two sides, Mogadishu-based Federal Government and
Read More »Duleedka Kismaayo Oo Ay Dagaal Kadhacayn
Toddoba qof oo ka tirsanayd Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee garoonka diyaadaha Kismaayo. War-saxaafadeed kasoo
Read More »Qaraxyo Bam-Gacmeyd Oo Ay Ka Dhacayn Baydhabo
Waxaa Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay ka dhacay xalay qaraxyo nooca bambada gacanta laga tuuro ah, kuwaasi oo lala eegtay meel ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Weerarada qaraxyada
Read More »Degmada Jalalaqsi Oo Xaalad nolol xumu Ay Ka Jirto
Barakacayaasha Ku Nool Xaalad oo aad u liidato ayaa soo wajahday qoysas barkacyaal ah oo ku nool dagmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan kuwaa oo dalbaday in la caawiyo. Nolosha dadka barakacayaasha ah ee
Read More »Swedish politician attacked in Somalia’s Mogadishu
Gunmen have killed two men and wounded Swedish politician Ann-Margarethe Livh, 64, after firing on their vehicle in Somalia’s capital, Mogadishu, officials say. The three were shot as they were returning to Ms
Read More »Kulan Oo Ay Golaha wasiirada Ugu Hadlayn Arimo Xasaasi Ah
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, Kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la
Read More »Sweden Oo ka warbixisay haweeney lagu dhaawacay Muqdisho
Dowladda Sweden ayaa xaqiijisay in haweeney Swedish ay ku dhaawacantay weerar koox dabley ah ay maanta magaalada Muqdisho ka geysatay, kaasoo sidoo kale lagu dilay laba qof oo kale. Afhayeen u hadashay wasaaradda
Read More »Kismaayo deeqdii Turiga uu geeyay oo ku faraxsan J.land
Markab deeq gar gaar ah siday ayaa ku soo xirtay dekada Kismaayo iyadoo deeqdii Markabkaas saarneydka loo qeybiyay dadka danyarta ah ee Kismaayo kusugan. Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa Turkiga
Read More »Kulan Looga Hadlayay Sharciga Maalgeshiga Dalka
Ujeedada shirkan ayaa ah sidii loo heli lahaa sharci iyo nidaam lagu hago sharciga maalgashiga dalka si loogu guuleysto dib-u-soo celinta ilihi dhaqaale ee dalka oo meesha ka baxay 20kii sano ee la soo
Read More »