Monthly Archives: July 2013 »
JAAMACADDA DAARUL XIKMA OO MARKAB DUSHIISA SIMINAAR UGU QABATAY ARDAYDA KULIYADA CULUUMTA BADDA.
Siminaar soconayay hal maalin ayaa loo qabtay ardayda wax ka barata Jaamacadda Daarul Xikma gaar ahaan kowooda barta Kuliyada Culuumta badda. Siminaarka ayaa ka dhacay gudaha Markab ku xiran Dekeda magaalada Muqdisho,waxaana ardayda lagu
Read More »Xildhibaan Dalxa:- Guddoonka sare ee Baarlamaanka waxaan uga fadhinaa inay sharaxaad ka bixiyaan erayga Gardoon, isla markaasna laga doodo
Kulan mudaniyaasha Baarlamanka Soomaaliya ay shalay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa soo xaadirtay 143 mudane, iyadoo ajandihiisu ahaa ka doodista aqrinta sedaxaad ee hindise sharciyeedka gardoonka dalka, fadhigii
Read More »Ra’iisul Wasaaraha oo fursad u muujiyay dhalinyarada la qalday ee Shabaabka, inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa hambalyo u diray dhamaamba ummaddaha islaamka, gaar ahaana shucuubta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gudaha iyo dibadda. Isagoo ugu baaqay inay
Read More »Zuma sends condolences to Somalia
President Jacob Zuma has sent condolences to the government and the people of Somalia following the death of ambassador Sayid Sheriff on Wednesday. “In this time of mourning, our thoughts are with Ambassador Sheriff’s
Read More »UN Special Representative of the Secretary-General Wishes Somalis a Happy Ramadhan
The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, wishes the people of Somalia a Happy Ramadhan. As Somalis join Muslims around the world to observe the holy month, SRSG Nicholas
Read More »Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Middobay oo u rajeeyey Umadda Soomaaliyeed in ay ku Soonto Ramadaan farxad leh
Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa u rajeeyey Umadda Soomaaliyeed in ay ku soonto Ramadaan farxad leh. Ayadoo umadda Soomaaliyeed kala qeyb-galeysa Muslimiinta aduunka
Read More »Qarax miino oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha iyo warar sheegaya inay…
Gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa saacado ka hor ka dhacay qarax xoogan oo nuuca miinada ah kaa oo lala eegtay gaari ay wateen Ciidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo xiligaasi halkaasi marayay.
Read More »Wafdigii Uu Hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka arrimaha Dibedda Oo Dalka dib ugu Soo Laabtay
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Jamaal Maxamed Barrow oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta dib ugu soo laatay Dalka, waxaana Wasiirka socodaalkiisa
Read More »Ra’iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii Baydhabo, kana warbixiyay natiijada safarkiisa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, muddo labo cisho ahna howlo shaqo u joogay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta dib ugu soo laabtay
Read More »NUSOJ condemns cold-blooded murder of a journalist in Galkayo
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is shocked and saddened to learn of the cold blooded murder of journalist Liban Abdullahi Farah. On Sunday night, 7 July 2013, Liban Abdullahi Farah, who has
Read More »