Monthly Archives: July 2013 »

Qarax Amisom Kismaayo Lagula Egtay

Qarax Amisom Kismaayo Lagula Egtay

jiinka July 18, 2013 Comments Off

Saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay magaalo xeebeedka Kismaayo kadib markii qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM ayna ku dhaawacmeen ciidamada iyo shacab Soomaaliyeed, sida

Read More »
Qorshe Cad Ra’iisul W.[Saacid] Caalamka U Gudbiyay

Qorshe Cad Ra’iisul W.[Saacid] Caalamka U Gudbiyay

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta la kulmay una hambalyeeyay guddi hawleedka qorshaha New Dealka ama Hiigsashada Cusub, gudigan oo loo yaqaan “High Level Task Force”.

Read More »
Xukun Lagu Eedeeyay Rag Geystay Dil

Xukun Lagu Eedeeyay Rag Geystay Dil

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Maxkamada ciidanka qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku riday labo ruux oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii Magaalada Garowe loogu geestay Sheekh Nuur Faarax Gacameey.   Labada ruux ee

Read More »
Mashruuc Dib Waddooyinka Garowe Loogu Dhisayo

Mashruuc Dib Waddooyinka Garowe Loogu Dhisayo

jiinka July 17, 2013 Comments Off

Maamulka dawladda hoose ee Garoowe ayaa faah faahin ka bixiyay dib u habeyn lagu sameynayo waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe, kuwaas oo maal gelintooda iyo dhismohoodaba ay gacan weyn ka geysanayaan hay’ado caalami ah

Read More »
Kenya’s government has rejected accusations by Somalia

Kenya’s government has rejected accusations by Somalia

xeydar July 16, 2013 Comments Off

Kenya’s government has rejected accusations by Somalia that its forces breached their peacekeeping mandate and said the troops will remain there until the Horn of Africa country stabilizes. Somali President Hassan Sheikh Mohamoud earlier

Read More »
Statement from the ICC President: International Criminal Justice Day

Statement from the ICC President: International Criminal Justice Day

xeydar July 16, 2013 Comments Off

The International Criminal Justice Day is commemorated on 17 July Fifteen years ago, on 17 July 1998, history was made. Gathered in Rome, Italy, the international community agreed on the creation of a permanent

Read More »
Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Oo  Furtay  Tababarka Hogaaminta  Dhalinyarada Soomaaliyeed

Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Oo Furtay Tababarka Hogaaminta Dhalinyarada Soomaaliyeed

xeydar July 16, 2013 Comments Off

Wasaaradda horumarinta adeega bulshada ayaa maanta siminaar lagu baranayay  Hogaaminta  Dhalinyarada Soomaaliyeed  iyo  wacyigelinta dhalinyarada Soomaaliyeed magaalada Muqdisho ugu furtay qaar ka mid dhalinyarada ku dhaqan Goboka Banaadir.   Dhalinyarada tababarka loo qabtay oo tiradoodu

Read More »
habaca xukumadaa iyo heellanaanta bulshada….

habaca xukumadaa iyo heellanaanta bulshada….

xeydar July 16, 2013 Comments Off

burburki kadib bulshada qaybo ka mid ah haba u badnaadaadeen jiilka dambe oon aad u garaneyn waxa ay tahay dowladnimo waxey la qabsadeen mamulladii macmalka ahaa iyo dowladihii k.m.g. ahaa waaxse wax dhagohooda ku

Read More »
Kulan Wadatashi Oo Uu Furay Wasiirka Maaliyadda

Kulan Wadatashi Oo Uu Furay Wasiirka Maaliyadda

jiinka July 16, 2013 Comments Off

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta dawladda federaalka ee Soomaaliya mudane Maxamuud Xasan Suleebaan oo uu weheliyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Mudane Abuukar Sheekh Cabdi Ibrahim, Ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka wadatashiga qiimeynta

Read More »
Qalabeynta Ciidanka OO Codsaday Galmudug

Qalabeynta Ciidanka OO Codsaday Galmudug

jiinka July 16, 2013 Comments Off

Saraakiisha ciidanka maamulka Galmudug ayaa codsaday in laga gacan siiyo qalabeynta ciidanka maamulka Galmudug,xilli shalay Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi uu kormeeray xarumaha ciidanka.   Taliyaha ciidanka maamulka Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb oo

Read More »