burburki kadib
bulshada qaybo ka mid ah haba u badnaadaadeen jiilka dambe oon aad u garaneyn waxa ay tahay dowladnimo waxey la qabsadeen mamulladii macmalka ahaa iyo dowladihii k.m.g. ahaa waaxse wax dhagohooda ku cusub noqday in loo gubey dowled rasmi ah ayagoo anfariirsan ayey waxey la jaan qaaeen bulshadii wayo aragga aheyd waxaana meeshaas ka dhashay wax la dhihi karo heellanaan bulsho oo u baahan hibitiqin iyo horseednimo dowladeed muxuuse naqday dowrkii xukumadda ?
waa hubaal xukumadda wexey dhaxashey billow,aan qurux badneyn dhameeys tirkiisuna uu qaadanaayo mudda fog laakiin muddadii ay jirtay iyo waxa u qab soomay miisu qalamaan ?
haddaan u kala qaadno dibadda iyo gudaha .. indhaha adduunka iyo umadda soomaaliyeed kama qorsoona shaqada ay ka qadatey dibadda waana ku ammaanantahay lakiin howlaha gudaha waxaa muuqanaayo wax yaabo ay isaga mid yihiin maamulladi hore .
habboonaan laheydaa in si mas,uuliyadi ku jirto dib loogu noqdo xafiisyada qaari oo ah xudunta hey,adaha xuuumada sida :-
AMNIGA -ADEEGGA BULSHADA-IYO GARSOORKA.
waxaa kaloon la qori karin oo bulshdu la guuxday guud ahaan gaar ahaan shaqaalaha soomaalyeed daryeel xumo iyagoo halku dhig ka dhigtey bisha barakeysa waxey leeyihiin waa nasiib darro .in wasaradaha oo dhan laga waayo mid kaliya oo shaqaaleheeda.u.quurto K.G.
1.TIMIR oo ka dheeriya mushaarka ay qaataan iskaba daa mudnaan kalee
is ku soo wada duuboo waxaan leeyahay yaan dib loo noqon ee hallaga faa,iideysto heelanaanta bulshaad ((wabillaahi towfiiq))
QORE XASAN CUSMAAN XASAN
Comments are closed.