Monthly Archives: July 2013 »
Al Shabaab claim attack on Turkish mission in Somalia, three dead
A car loaded with explosives rammed into an office housing Turkish embassy staff in the Somali capital, killing three people, witnesses and officials said on Saturday, the latest in a series of blasts claimed
Read More »FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX KA DHACAY MUQDISHO
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay guri ay daganaayeen shaqaale ka tirsan safarada Turkiga ee ku sugan magaalada Muqdisho oo ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo la tilmaamay
Read More »SH/ HOOSE “AMAKAAK WAAYE UGAAS DAGAAL KA ABAABULAYO ARLO UUSAN EHEL U LAHAYN!!”
Waxaa si aad ah usii kululaanaya maalmahan danbe xiisaddaha u dhaxeeya dadka deegaanka Sh/hoose & rag iyaga marti ku ah deegaankaasi oo mooday in ay iyagaba leeyihiin. Soomaalidu waxa ay tiraahdaa (Baadi kugu raagtay
Read More »Mo Farah cruises to easy win in 3,000m to revive memories of last year
• Olympic double champion in stunning form again • Farah warms up nicely for world championships Mo Farah celebrates winning the 3,000m in the London Anniversary Games at the Olympic Stadium. As he cruised
Read More »Wasiiro badan kana tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo xilalkooda weyndoono dhawaan ka dib isku shaandheynta
wasiirada bedelka lagu sameynayo Golaha Wasiirada ayaa la dhameeyay, iyadoo lagu wado maalmaha soo socda in lagu dhawaaqo Xukuumada cusub oo ka koobnaan doonta tiradii ugu badneyd, tirada Xukuumada ayaa ka badan tan haatan,
Read More »Mushaarka la siiyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo wax laga bedelay, lagana dhigay…
Waxaa si weyn wax looga bedelay mushaarkii ay qaadan jireen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ahaa sida la sheegay mid aan u qalmijirin, balse hadda isbedel lagu sameeyay, waxaana la sheegaa in askariaga dowladda
Read More »Sh. Hoose Dagaal u Dhexeeya Biimaal & Habargidir
Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shegaya in shalay ilaa xalay ay halkaasi ka dhacayeen dagaalo qaraar oo u dhexeeya labo beelood oo deegaankaasi wada daga. Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaarooyin iskugu jira dhimasho
Read More »Howlgalo Kismaayo dad lagu soo qab qabtay
Maamulka Axmed Madoobe ee maamula magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay amaanka magaalada Kismaayo oo maalmihii dambe ay ka dhacayeen qaraxyo lala eeganayay ciidamada maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa AMISOM ee magaaladaasi ku sugan.
Read More »Kulan Sh.Hoose Looga Hadlayay
Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Siyaasiyiin, Odayaal Culamaa’udiin, kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay kaga hadleen dagaaladii ka dhacay gobolkaasi . Nabadoon Cumar Abshir Cumar, oo ka mid ah
Read More »Thirty-five free expression organisations appeal to Prime Minister of Somalia not to send draft media law to parliament
Thirty-five members of IFEX, a worldwide coalition of free expression organisations, voiced their support to Somali media’s rejection of the current draft media law and urged the government of Somalia “not to send the
Read More »