Monthly Archives: May 2013 »
DEG DEG:Dekedda iyo Bangiga Boosaaso oo lala wareegay & Xaaladda Magaalada oo kacsan
Wararka laga helayo Caawa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo aad u hubeysan ay la wareegeen gacan ku haynta Dekedda iyo Bangiga Boosaaso,iyadoo xaaladuna ay tahay mid kacsan.
Read More »ODAYAASHII SOO XULAY BAARLAMAANKA OO KA DIGAY IN LA CARQALADEEYO SARAAKIISHA CUSUB EE CIIDANKA
Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar kamid ah odayaashii soo xulay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kaga digeen mooshin qaar kamid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ay ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh:- Soomaaliya waxay u Baahan tahay Qorshe la mid ah Marshall Plan si ay u soo kabato
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan London ayaa u sheegay Wargeys ka soo baxa London oo lagu magacaabo Financial Times inay u baahantahay Soomaaliya qorshe la mid ah kii dib loogu habeeyay
Read More »Somalia needs a Marshall plan, president says before aid meeting
Somalia needs its own Marshall plan to recover from years of poverty, civil war and terrorism, says the country’s president, Hassan Sheikh Mohamud. Mr Mohamud made his appeal for a large-scale, comprehensive
Read More »An Op-ed by Donald Kaberuka, President of the African Development Bank, on the Somalia Conference held today in London
From fear to hope – Getting it right in Somalia Leaders from more than 50 states and international organizations have gathered in London, UK to attend the Somalia Conference today on Tuesday (May
Read More »DAVID CAMERON OO KA HADLAY SHIRKA SOOMAALIDA EE KA FURMAYA MAGAALADA LONDON
Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron oo ka hadlayay Xaalada Soomaaliya iyo Caqabadaha ku hor gudban helitaanka Hanaanka Nabadeed ee Soomaaliya,ayaa shaaca ka qaaday in falalka Burcad badeeda iyo wax uu ugu yeeray Argagixiso
Read More »Shir dib lagu soo nooleynayay ururkii RRA oo lagu qabtay deegaan ku yaala duleedka magaalada Baydhaba.
Shir ay yeesheen saraakiishii hore ee dhaqdhaqaaqii ururkii RRA oo dib loogu soo nooleynayey jabhadda ayaa muddo todobaad ah ka socday duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo shirakas looga hadlay arrimo fara
Read More »Somalia: London Meeting Should Emphasize Rights
International donors meeting in London to discuss the new Somali government’s reform agenda should make accountability and women’s rights a priority, Human Rights Watch said in a briefing paper sent to conference participants. On
Read More »United Nations Approves Funding to Support Anti-Piracy Efforts in Somalia and Affected States in the Region
The United Nations Trust Fund for the Fight against Piracy today approved a package of projects in support of anti-piracy efforts in Somalia and other affected States in the region, including Djibouti, Ethiopia, Kenya,
Read More »11 Killed In Somali Explosion
11 people have been killed in a powerful blast that struck the commercial and administrative district of the Somali capital, Mogadishu, sending a plume of black smoke into the sky, police say. Al-Qaeda-linked
Read More »