Monthly Archives: April 2013 »

Canadian reportedly killed in Mogadishu court attack

Canadian reportedly killed in Mogadishu court attack

xeydar April 16, 2013 Comments Off

News that former resident involved raises concern in Toronto Somali community An attack that left more than two dozen dead in Somalia on the weekend appears to have involved a Canadian, news that is

Read More »
Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub

Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub

xeydar April 16, 2013 Comments Off

Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee midowga Yurub Francesca Mosca.   Wafdigan ayaa

Read More »
Jaaliyada Somali Bantu/jareer weyne ee ku dhaqan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa sheegtay in ay si weyn u dhaliilsan yihiin shirka ka socda magaalada Kismaayo

Jaaliyada Somali Bantu/jareer weyne ee ku dhaqan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa sheegtay in ay si weyn u dhaliilsan yihiin shirka ka socda magaalada Kismaayo

xeydar April 15, 2013 Comments Off

Jaaliyada Somali Bantu/jareer weyne ee ku dhaqan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa sheegtay in ay si weyn u dhaliilsan yihiin shirka ka socda magaalada Kismaayo kaasi oo lagu doonayo in lagu

Read More »
Progress in Somalia will not be derailed by terrorists, Prime Minister declares

Progress in Somalia will not be derailed by terrorists, Prime Minister declares

xeydar April 15, 2013 Comments Off

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today vowed the government would continue restoring peace and security to Somalia, despite the futile efforts of its enemies to stand in the way of progress. Visiting

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku dhawaaqay Dagaal Weji cusub ah

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku dhawaaqay Dagaal Weji cusub ah

xeydar April 15, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal weji cusub leh oo ay dowladdu la galeyso Kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa ka hadlay kulan xalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayna goobjoog

Read More »
Hambalyo loo dirayo fannaanka xildhibaanka noqday

Hambalyo loo dirayo fannaanka xildhibaanka noqday

xeydar April 15, 2013 Comments Off

Fannaanka Soomaaliyeed ee Farxaan Muuse Cige (Farxaan Xidig) oo dhawaan loo magacaabay xildhibaan isagoo beddelay kursigii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamud Ismaaciil Barkhadleh oo ahaa xildhibaan ahaana wasiir ka tirsan dowlada

Read More »
MUWAADIN SOOMAALI CANADIAN OO LOOGA SHAKIYAY INUU KU JIRO RAGII SHALAY MAXKAMADA ISKU QARXIYAY

MUWAADIN SOOMAALI CANADIAN OO LOOGA SHAKIYAY INUU KU JIRO RAGII SHALAY MAXKAMADA ISKU QARXIYAY

xeydar April 15, 2013 Comments Off

Saraakiil ka tirsan sirdoonka dowlada Soomaliya iyo dalka Canada ayaa u sheegay wargeyska The Star in Baaritaan siwadajir ah ay u sameeyeen ay ku ogaadeen in Mahad Cali Dhoore uu kamid ahaa sagaal shabaab

Read More »
Agaasime Aweys Sheekh Hadad iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo oo maanta u ambabaxay dalka Kenya

Agaasime Aweys Sheekh Hadad iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo oo maanta u ambabaxay dalka Kenya

xeydar April 14, 2013 Comments Off

wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta Adeega Bulshada agaasinka shaqada iyo shaqaalaha mudane Aweys Sheekh Hadad ayaa u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka kenya.   Agaasinka Shaqada, Dhallinyarada iyo Isboortiga mudane Xadad

Read More »
“This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said

“This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said

xeydar April 14, 2013 Comments Off

The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sh. Mohamud strongly condemns the terrorist attack, in Mogadishu, that took place today 14th of April 2013 in Mogadishu Somalia. Terrorist attacked several sites

Read More »
Security remains top priority, says Prime Minister on return from Regional Tour

Security remains top priority, says Prime Minister on return from Regional Tour

xeydar April 14, 2013 Comments Off

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said his government’s overriding priority was security, returning from a landmark visit to Djibouti, Ethiopia, Uganda and Burundi. “This was an important and successful visit to our

Read More »