Monthly Archives: March 2013 »

SOMALI PRESIDENT CONGRATULATES THE NEWLY APPOINTED CHINESE PREMIER LI KEQIANG

SOMALI PRESIDENT CONGRATULATES THE NEWLY APPOINTED CHINESE PREMIER LI KEQIANG

xeydar March 17, 2013 Comments Off

SOMALI PRESIDENT CONGRATULATES THE NEWLY APPOINTED CHINESE PREMIER LI KEQIANG President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, congratulates the newly appointed Chinese Premier H.E. Li Keqiang. Speaking in Mogadishu today, the President said: “The Government

Read More »
Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Berbera iyo wasiirka oo arrintaasi ka hadlay

Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Berbera iyo wasiirka oo arrintaasi ka hadlay

xeydar March 17, 2013 Comments Off

Sida ay daabaceen qar ka mid ah warbaahinta maamulka Somaliland waxaa muddo kooban lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire, halkaas oo diyaaraddii uu saarnaa wasiirku

Read More »
Al-shabaab oo kufaanay in ay Ciidamada Ethiopia ku qasbeen kabixitakoodii Xudur.

Al-shabaab oo kufaanay in ay Ciidamada Ethiopia ku qasbeen kabixitakoodii Xudur.

xeydar March 17, 2013 Comments Off

Ninka u qaabishan kooxda Shabaab gobalada Baay iyo Bakool ee Koofurta Soomaaliya, ayaa waxa uu aad ugu faanay in ciidamada Ethiopia ay ku qasbeen in ay isaga hulelaan Xudur kadib markii ay go’doomiyeen oo

Read More »
Weriye Koronto oo xorriyaddiisa dib u helay

Weriye Koronto oo xorriyaddiisa dib u helay

xeydar March 17, 2013 Comments Off

Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) oo loo heystay wareysi uu ka qaaday haweeney sheegtay in la kufsaday ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa kaddib markii maxkamadda sare ee dalka ay amar ku bixisay sii-deyntiisa.

Read More »
Qorituurka Koobka Jeneraal Daa’uud ee magaalada JEDDAH

Qorituurka Koobka Jeneraal Daa’uud ee magaalada JEDDAH

xeydar March 16, 2013 Comments Off

Waxaa taariikhdu markey aheyd 15/03/2013 si rasmi ah loogu qabtey xarunta Jaaliyadaha ee magaalada Jeddah Boqortooyada sacuudi carabiya Xafladii ama Munaasabadii qorituuka ee Koobkii Koobabka ee Jeneraal Daa’uud ee sanadkan 2013 waxaana Koobkan ka

Read More »
RA’IISUL WASAARE SAACID OO KORMEERAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR

RA’IISUL WASAARE SAACID OO KORMEERAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR

xeydar March 16, 2013 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliye Wasiirka

Read More »
YEMEN AIRWAYS OO DUULIMAADYADEEDA KA BILAABI DOONTA SOOMAALIYA

YEMEN AIRWAYS OO DUULIMAADYADEEDA KA BILAABI DOONTA SOOMAALIYA

xeydar March 16, 2013 Comments Off

Diyaarada Yemen Airways ayaa waxa lagu wadaa in dhawaan ay ka howl bilowdo magaalada Muqdisho sida ay sheegeen mas’uuliyiinta diyaarada, ka dib wafdi ka socda dalka yeman oo muqdisho soo gaaray. Wafdigani ayaa waxaa

Read More »
PM takes action to improve “deplorable” Mogadishu Prison conditions and calls for international support

PM takes action to improve “deplorable” Mogadishu Prison conditions and calls for international support

xeydar March 16, 2013 Comments Off

The government is taking urgent action to provide clean water and medical supplies to prisoners in Mogadishu Central Prison, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today after visiting the custodial facility.  

Read More »
Turkish aid ship headed for Somalia

Turkish aid ship headed for Somalia

xeydar March 15, 2013 Comments Off

The Turkish Red Crescent sent a ship loaded with food and construction materials to Somalia on Wednesday (March 13th), Turkey’s Anatolia News Agency reported. “We want to make Somalia a more liveable country,” said

Read More »
Police beat journalists attending court case in Mogadishu

Police beat journalists attending court case in Mogadishu

xeydar March 15, 2013 Comments Off

Somali police attacked and obstructed more than a half-dozen journalists who were seeking to cover a rape trial in Mogadishu on Saturday, as authorities continue to struggle in meeting law enforcement and free expression

Read More »