Monthly Archives: February 2013 »

Masuulyiin Sar Sare Oo Katirsan Maamulka Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Bayaan Madaxweynaha Maamulka Putland Hadal Ka Soo yeeray

Masuulyiin Sar Sare Oo Katirsan Maamulka Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Bayaan Madaxweynaha Maamulka Putland Hadal Ka Soo yeeray

jiinka February 4, 2013 Comments Off

Faysal Cali Warabe oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa waxa uu ka hadlay war dhawaan ka soo yeeray hogaamiyaha maamulka Puntland oo ahaa inay jiraan wadahadal u dhaxeeya labada maamul, isla

Read More »
Tartammo Ciyaaraha Fudud Ah Oo Ay Wasaaradda Hormarinta & Adeegga Bulshada U Soo Xirtay

Tartammo Ciyaaraha Fudud Ah Oo Ay Wasaaradda Hormarinta & Adeegga Bulshada U Soo Xirtay

jiinka February 4, 2013 Comments Off

Waxaa garoonka banaadir Stadium (Ex-Conis) lagu soo gabogabeeyey tartammo ciyaaraha fudud oo ay ka qeybgalayeen boqolaal orodyahanno oo heerarka kala duwan ilaa dugsiyada G/banaadir ka kala socdey.   Tartanka oo loogu magacdarey (Muqdisho Peace

Read More »
Somali prime minister says government working hard to improve after rape criticism

Somali prime minister says government working hard to improve after rape criticism

jiinka February 3, 2013 Comments Off

Somalia’s prime minister said the authorities will do more to protect rape victims after foreign donors and human rights groups criticised the arrests of a woman allegedly gang-raped by soldiers and a journalist who

Read More »
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOOMAALIDA UK UGU BAAQAY INAY KA QEYB QAATAAN DIB UDHISKA DALKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOOMAALIDA UK UGU BAAQAY INAY KA QEYB QAATAAN DIB UDHISKA DALKA

jiinka February 3, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada London ee Cariga Briten ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Loogu sameeyay Magaaladaasi London

Read More »
Maamulka Dagmada Hiliwaa Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti

Maamulka Dagmada Hiliwaa Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti

jiinka February 3, 2013 Comments Off

Maamulka Dagmada Heliwaa ee gobalka Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyay Qalab Isboorti oo Dhalinyarada Dagmadaasi ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka Tartanka cayaaraha Dagmooyinka Gobolka Banaadir.   Munaasabad qalab isboorti lagu guddoonsiinayay maamulka

Read More »
Ugandha Oo Ugu Baaqday Wadamada Deeqda Bixiya In Lagu Taageero Dhaqaalaha Dhanka Soomaaliya

Ugandha Oo Ugu Baaqday Wadamada Deeqda Bixiya In Lagu Taageero Dhaqaalaha Dhanka Soomaaliya

jiinka February 3, 2013 Comments Off

Dowlada Uganda ayaa wadamada deeqda bixiya weydiisatay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadanka Soomaaliya islamarkaana ay kala shaqeeyaan Ugaanda sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlada rasmi ah oo cagaheeda ku istaagta.  

Read More »
Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo Wareegiisa koowaad maanta soo dhamaaday

Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo Wareegiisa koowaad maanta soo dhamaaday

jiinka February 2, 2013 Comments Off

Waaberi One oo zilzaal daran ku riday FC-Royal, iyo Iftiinka Gacameey oo 2 Gool ugu awood sheegatay barbaartii Benimaalik, Azuura oo Cashar kulul u dhigtay kooxda Midnimo.   Cayaaro aad iyo aad u xiiso

Read More »
Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/hoose Oo Lagu Qabtay Ciyaarihii Istunka

Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/hoose Oo Lagu Qabtay Ciyaarihii Istunka

jiinka February 2, 2013 1

Kadib Munaasabad Ballaaran oo lagu Maamusayay Ciyaar dhaqameedka Istunka oo ay ka soo qayb Galeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Sh/hoose.   Cali Sheekh Cabdullaahi Afgooye oo Ka mid ahaa Xildhibaanadii

Read More »
Woman’s trial raises concerns over rape victims in Somalia

Woman’s trial raises concerns over rape victims in Somalia

jiinka February 2, 2013 Comments Off

MOGADISHU (Reuters) – A woman who said she was raped by Somali soldiers and a journalist who interviewed her went on trial on Saturday in a case that has sparked international concerns over sexual

Read More »
DUQEYNTA UU MAREYKANKA KA GEYSTAY WADAMO AY KA MID TAHAY SOOMAALIYA OO DIB U CUSBOONEYSIINAYO

DUQEYNTA UU MAREYKANKA KA GEYSTAY WADAMO AY KA MID TAHAY SOOMAALIYA OO DIB U CUSBOONEYSIINAYO

jiinka February 2, 2013 Comments Off

Isagoo wareysi siinayay AFP xoghayaha difaaca Mareykanka Leon Panetta,ayaa wuxuu sheegay in Mareykanka uu doonayo inuu sii wado dagaalka uu kula jira Kooxaha Al-Qaa’ida gaar ahaan kooxaha xariirka la leh ee ka dagaalama dalka

Read More »