Monthly Archives: January 2013 »
Shocked Kenya By Somalia In AFCON Qualifiers
The Kenya men’s basketball team on Tuesday landed a major shock losing 81-79 to the Somali national team at the ongoing Africa Cup of Nations qualifiers in Dares Salaam, Tanzania. What was expected
Read More »Maamul U Sameynta Gobolada Dalka Oo Golaha Wasiirada Ay Ka Shireen
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay
Read More »Aqoonsiga Mareekanka Ee Soomaaliya Lagu Taageerayo Oo Banaan Bax Ka Dhacay Muqdisho
Banaan baxani oo ahaa mid lagu taageerayay Go’aankii dowladda Mareekanka ay ku aqoonsatay dowladda Soomaaliya. Ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka qayb galeen Masuuliyiin ka tirsna dowladda Soomaaliya.
Read More »U.S. recognizes Somalia government
Somalia’s transformation was achieved first and foremost by the people and leaders of Somalia, backed by strong, African-led support. We also want to thank the African Union, which deserves a great deal of
Read More »Kooxda Jaguar FC Ee Dalka Austrelia Oo Tababare Soomaaliyeed Keenay Horyaalka Kaalinta Labaad
Tababaraha Soomaaliyeed ee leyliya kooxda Jaguar Fc ee ka ciyaarta horyaalka heerka 1-aad ee West Austrelia Cabdi Xakh Maxamed Axmed ayaa ku guuleystey in kooxdiisu gasho kaalinta 2-aad ee horyaalka. Markii dhamaan kulamadii
Read More »Magaalada Marka Ee Gobolka Sh.Hoose Oo Qarax Bam-Gacmeed Ka Dhacay
Magaalada Marka Oo qarax bambaano ka dhacay Ayaa Guddoomiye Kuxigeenka Max’ed Cismaan Cali sheegay in Rag ka tirsna Al Shabaab ay bam Gacmeed ku tuureen Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Taasi oo
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Baaq U Diray Wasaarada Arimaha Dibada
Xilli Magaalada Muqdisho ay dib ugu soo laabteen safiirada Soomaaliya ufadhiyay dalalka caalamka kadib markii ay isugu yeertay Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya. Waxa arintaasi ka hadlay Guddiga arimaha dibada Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiye
Read More »Capacity building training for Somali Civil Servants opens in Bujumbura
67 Somali civil servants left for Bujumbura yesterday, they are part of a group of 120 public servants including secretaries, protocol officers and administrators who are to take part in a series of training
Read More »R.Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose
R/wasaare Saacid oo ay wehliyaan wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariim Xuseen, Wasiir ku xigeennada warfaafinta iyo Gaashaandhigga iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Degmada afgooye ee G.Shabeellada Hoose
Read More »Wafuud Ka Socotay Dalka Ciraaq Oo Muqdisho Booqasho Ku Jooga Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Bur-Burka Xarumaha Wasaaradaha
Wafdigan ka socda dawladda Ciraaq oo uu hogaaminayo agaasimaha mashaariicda Dhismooyinka dawladda Ciraaq mudane Cabaas Faadil Maxamed ayaa kormeeray Qaar katirsan dhismooyinka wasaardaha dawladda federalka ah ee Soomaaliya. Si ay Ugu kuur galaan
Read More »