Monthly Archives: November 2012 »

Kulan degdeg ah oo dhex maraya Madaxwaynaha Soomaali iyo Saraakiisha Amisom

Kulan degdeg ah oo dhex maraya Madaxwaynaha Soomaali iyo Saraakiisha Amisom

jiinka November 7, 2012 Comments Off

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka carooday wafdi isugu jira dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo galabta laga soo celiyey Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa kulan degdeg ah oo uu arrintaas uga hadlayo uga yeeray saraakiisha sarsare

Read More »
Barxadda xarunta Baarlamaanka oo qarax xooggan uu ka dhacay

Barxadda xarunta Baarlamaanka oo qarax xooggan uu ka dhacay

jiinka November 7, 2012 Comments Off

Barxadda ay gaadiidka dhigtaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya xilliga ay ku shirayaan xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow ka dhacay qarax xooggan. Qaraxaas oo ahaa Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay

Read More »
Jawaari oo sheegay inBaarlamaanka iyo Golaha wasiirrada cusub ay Sabtiga ballansan yihiin

Jawaari oo sheegay inBaarlamaanka iyo Golaha wasiirrada cusub ay Sabtiga ballansan yihiin

jiinka November 7, 2012 Comments Off

Sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) maalinta sabtida ee soo socota ayay ku ballansan yihiin in Golaha wasiirrada xukuumada cusub la horkeeno Baarlamaanka si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.

Read More »
Somalia charcoal exports fuelling conflict flout UN ban

Somalia charcoal exports fuelling conflict flout UN ban

jiinka November 6, 2012 Comments Off

MOGADISHU Somalia’s charcoal exports, which have fuelled Islamist insurgents, continue in defiance of a UN ban, including out of regions controlled by African Union forces, residents and officials said Tuesday.   Residents in the

Read More »
Syria could turn into a new Somalia – UN’s Brahimi

Syria could turn into a new Somalia – UN’s Brahimi

jiinka November 6, 2012 Comments Off

The UN and Arab League envoy to Syria, Lakhdar Brahimi, has said he fears the country could “turn into a new Somalia” unless the crisis does not end soon.   In an interview with

Read More »
Wafdi Madaxweyne Xasan Sheekh u diray Kismaayo oo safarkooda la hor istaagay

Wafdi Madaxweyne Xasan Sheekh u diray Kismaayo oo safarkooda la hor istaagay

jiinka November 6, 2012 Comments Off

Wafdi heer qaran ah oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u diray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga hor istaagay safarkooda, isla markaana loo diiday tagitaanka Kismaayo. Wafdiga oo ka kooban Saraakiil

Read More »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo amar ku bixiyey in…..

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo amar ku bixiyey in…..

jiinka November 6, 2012 Comments Off

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa amar ku bixiyay in xildhibaanada dalka ka maqan ay degdegt dalka dib ugu soo laabtaan si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo iyo howlaha horyaala Baarlamaanka. Baarlamaanka oo

Read More »
Xildhibaan Cabdiweli Gaas oo Shir jartaa’id ku qabtay Gaalkacyo, kana hadlay arrimo badan

Xildhibaan Cabdiweli Gaas oo Shir jartaa’id ku qabtay Gaalkacyo, kana hadlay arrimo badan

jiinka November 6, 2012 Comments Off

Waxaaa maanta shir-Jaraa’id ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Gaalkacyo Dr.Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas oo ahaa Ra’iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, haatana ah Xubin ka mid ah Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Shirkiisa Jaraa’id ayuu

Read More »
Uganda holds Somalia hostage in high-stakes diplomacy

Uganda holds Somalia hostage in high-stakes diplomacy

jiinka November 5, 2012 Comments Off

It’s fair to say that the Ugandan government was not particularly happy with the contents of a United Nations report that unequivocally implicated it in the ongoing rebellion in the Democratic Republic of Congo.

Read More »
U.S. expects Ugandan peacekeepers to stay in Somalia

U.S. expects Ugandan peacekeepers to stay in Somalia

jiinka November 5, 2012 Comments Off

Uganda seen continuing its peacekeeping role * US says central and east Africa needs Ugandan leadership * Uganda accused by U.N. of arming M23 rebels in Congo By Drazen Jorgic NAIROBI, Nov 5 (Reuters)

Read More »