Monthly Archives: October 2012 »

Haween laga sii daayay Xabsiga ‘Duweysha’ ee Libya

Haween laga sii daayay Xabsiga ‘Duweysha’ ee Libya

xeydar October 17, 2012 Comments Off

(Tripoli:17/10/2012): Haween ay tiradoodu la ekayd 23 ayaa laga sii daayay Xabsiga caanka ah ee ‘Duweysha’,oo ku yaalla duleedka Magaalada Tripoli ee dalka Libya. Haweenkan ayaa Xabsigaas ku jiray muddo ka badan 5 bilood.

Read More »
Tartanka Xambaarka Haweenka oo la qabtay(Ceeb iyo fadeexo ka dhacday)

Tartanka Xambaarka Haweenka oo la qabtay(Ceeb iyo fadeexo ka dhacday)

xeydar October 17, 2012 Comments Off

Gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay tartanka xambaarka xaasaska, iyadoo ay raggu dusha ku qaadayeen xaasaskooda. Ragga xaasaskooda xambaaraya ayaa waxay la marayaan meelo dhib badan, sida buuro gacanta lagu sameeyay,

Read More »
Isjiid-jiid iyo khilaaf ka taagan soo xulista Golaha Wasiirada cusub, maxaase ka jira in 3-da mas’uul ugu sareysa ay isku maandhaafsanyihiin?

Isjiid-jiid iyo khilaaf ka taagan soo xulista Golaha Wasiirada cusub, maxaase ka jira in 3-da mas’uul ugu sareysa ay isku maandhaafsanyihiin?

xeydar October 17, 2012 Comments Off

  Magaaalada Muqdisho waxaa ka soconaya olole ay beel kastaahi ku dooneyso inay ka soo dhax muuqato Xukuumadda cusub ee Soomaaliya, iyadoo aan weli la ansixin Ra’isul wasaaraha cusub inkastoo maanta uu Baarlamaanka hortagi

Read More »
Kenya coast tourist numbers fall on Islamist security fears

Kenya coast tourist numbers fall on Islamist security fears

xeydar October 15, 2012 Comments Off

The number of tourists visiting Kenya’s coast fell by 22 percent in the first eight months of this year compared to 2011 due to concerns over Islamist violence and the cost of landing rights

Read More »
Somalia – Open letter to Puntland’s president about radio station’s closure

Somalia – Open letter to Puntland’s president about radio station’s closure

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Source: Content Partner // Reporters Without Borders Reporters Without Borders wrote an open letter today to the president of the semi-autonomous northeastern region of Puntland requesting an explanation for radio Horseed Media’s closure. The

Read More »
Madaxweynaha oo laga dalbaday inuu laba Maalmood gudahood Ra’iisul Wasaaraha cusub ku horkeeno Baarlamaanka

Madaxweynaha oo laga dalbaday inuu laba Maalmood gudahood Ra’iisul Wasaaraha cusub ku horkeeno Baarlamaanka

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Kulan uu shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya uuna shir guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud looga dalbaday inuu Baarlamaanka ku horkeeno

Read More »
Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Midowga Afrika, dalbatayna in

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Midowga Afrika, dalbatayna in

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay markii ugu horeysay hadal dhawaan ka soo yeeray ururka Midowga Afrika oo ay ciidamo ka joogaan dalka Soomaaliya, kaas oo codsaday in cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado,

Read More »
DAGMO CUSUB OO MAANTA LAGU SOO KORDHIYAY DAGMOOYINKA MUQDISHO

DAGMO CUSUB OO MAANTA LAGU SOO KORDHIYAY DAGMOOYINKA MUQDISHO

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Kulankani oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka sida iyo waxgarad kamid ah dadka deeganka ayaa waxa ay aheyd mid si rasmi ah loogu magacaabayey

Read More »
US assassination drone strike kills 29 in southern Somalia

US assassination drone strike kills 29 in southern Somalia

xeydar October 14, 2012 Comments Off

A US assassination drone strike has claimed the lives of at least 29 people in southern Somalia, On Sunday, the unmanned aircraft targeted al-Shabab fighters near the Shalanbood region in Merka town. Earlier in

Read More »
KDF marks first anniversary since entering Somalia

KDF marks first anniversary since entering Somalia

xeydar October 14, 2012 Comments Off

The pursuit of Al-Shabaab was prompted by a spate of kidnappings of foreigners in northern Kenya The government on Sunday said it will support families of soldiers killed in Somalia in the war on

Read More »