Monthly Archives: October 2012 »

Ethiopia’s Agenda to Destabilize Eritrea

Ethiopia’s Agenda to Destabilize Eritrea

xeydar October 20, 2012 Comments Off

The Somalia Eritrea Monitoring Group (SEMG) kept expanding its allegations against Eritrea, exposing its true motives and objectives-to first get “stand alone sanctions” against the State of Eritrea and then use all kinds of

Read More »
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAANTA WARQADIHIISA AQOONSIGA KA GUDOOMAY SAFIIRKA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA ‘SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAANTA WARQADIHIISA AQOONSIGA KA GUDOOMAY SAFIIRKA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA ‘SAWIRRO”

xeydar October 20, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee ay Midowga Yurub usoo magacaabeen Soomaaliya Cervone De Urso. Inta aan warqadaha laga gudoomin ka hor

Read More »
HOWLGAL BURBURIN AH OO CIIDAMADA DOWLADDA KA SAMEEYEEN MAGAALADA BAYDHABO

HOWLGAL BURBURIN AH OO CIIDAMADA DOWLADDA KA SAMEEYEEN MAGAALADA BAYDHABO

xeydar October 20, 2012 Comments Off

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal burburin ah waxa ay maanta ka wadaan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Sida uu warbaahinta  ee Magaalada Muqdisho usheegay Guddoomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Maxamed Macalin Ibraahin howlgalka

Read More »
Kenya urges world to help consolidate gains made in Somalia

Kenya urges world to help consolidate gains made in Somalia

xeydar October 20, 2012 Comments Off

Kenyan President Mwai Kibaki on Saturday called on the international community to help consolidate security gains which have been realized in Somalia to stabilize the Horn of Africa nation. Speaking during the celebrations to

Read More »
AFHAYEENKA AMISOM OO SHIR KU QABTAY MUQDISHO IYO ARIMO KALA DUWAN UU KA HADLAY

AFHAYEENKA AMISOM OO SHIR KU QABTAY MUQDISHO IYO ARIMO KALA DUWAN UU KA HADLAY

xeydar October 20, 2012 Comments Off

Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo maanta shirsaxaafadeed ku qabtay xarunta ciidamada AMISOM ee xalane ayaa wuxuu ka hadlay dhowr arimood. Cali Aadan Xumad Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ugu horeen wuxuu ka hadlay

Read More »
German court convicts 10 Somalis of piracy

German court convicts 10 Somalis of piracy

xeydar October 19, 2012 Comments Off

  Ten Somalis were given jail sentences of up to seven years on Friday for hijacking a cargo ship, in Germany’s first modern-day piracy trial. The raid on the German vessel MV Taipan, 530

Read More »
Somalia: ‘Al-Shabab weapons seized in Puntland’

Somalia: ‘Al-Shabab weapons seized in Puntland’

xeydar October 19, 2012 Comments Off

  Al-Shabab merged with al-Qaeda in February and the two groups have long worked together A large consignment of arms destined for suspected Islamist militants in north-eastern Somalia has been seized, a regional governor

Read More »
Ciidamada Kenya oo raashiinkii ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Jubbada Hoose(Dacwad loo soo gudbiyey madaxweynaha)

Ciidamada Kenya oo raashiinkii ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Jubbada Hoose(Dacwad loo soo gudbiyey madaxweynaha)

xeydar October 19, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ee la socda kuwa Kenya laga goostay raashiinkii iyo lacago guno ah oo ay ka heli jireen

Read More »
Wariye u xirnaa dowladda Soomaaliya oo la sii daayay

Wariye u xirnaa dowladda Soomaaliya oo la sii daayay

xeydar October 19, 2012 Comments Off

  Wariye lagu magacaabo Khadar Maxamuud Xareed oo ay dhowr habeen kahor xabsiga u taxaabeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay laga sii daayay xabsiga. Wariyahaas oo ka howlgalayay Idaacad lagu magacaabo Goobjoog

Read More »
RA’IISAL WASAARIHII HORE CABDI WALI GAAS OO MUQDISHO KA DUULAY

RA’IISAL WASAARIHII HORE CABDI WALI GAAS OO MUQDISHO KA DUULAY

xeydar October 19, 2012 Comments Off

Cabduwali Max’ed Cali Gaas Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG aheed ayaa maanta kadhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana uu kusiijeeda Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.   Inta uu san ka dhoofin

Read More »