Monthly Archives: September 2012 »
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya, dacwadna u gudbisay
Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixisay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo sheegay in qarixii ka dhacay Hotelka Jazeera uu ka dambeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,
Read More »Dowladda Kenya oo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku eedaysay inuu ka dambeeyay qarixii ka dhacay hotel Aj-jazeera ee magaalada Muqdisho
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya Sam Ongeri ayaa markii u horeysay waxa uu ka hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Al-jazeera ee magaalada Muqdisho 12-kii bishan oo lagu qaaday Hotel uu
Read More »Somali TFG’s Statement on the Role of Women in Peace building And Development in Africa
H.E Dr s. Mariam Aweis Jama Minister of Family affairs, Somali Transitional Federal Government (TFG) Speech Mariam Aweis Jama Bismillaahi Rahmani Rahim Mr. Chairman, Ladies Gentlemen Good afternoon and Asalamu Aleikum Warhmatullahi Wabarakatu It
Read More »Dowladda Kenya oo aan ka soo qeybgelin caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, waa maxay sababtu?
Dowladda Kenya oo noqotay dalkii ugu horeeyay ee wafti heersare ah u soo dirta Soomaaliya 48-saac gudahood ka dib markii la doortay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaan shalay ka soo qeybgelin caleemo-saarka Madaxwenaha cusub
Read More »Sarkaal ka tirsan nabadsugidda oo uu dhalay wadaad caan ka ah Muqdisho oo maanta la dilay
Kooxo hubeysan ayaa barqanimadii manta xaafadda Buulo-xuubey ee magaalada Muqdisho ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada nabadsugida dowladda Soomaaliya. Kooxahaas ayaa sidoo kale waxa ay dhaawaceen ruux kale, iyadoo kooxihii dilka iyo dhaawaca ka
Read More »Askari ka mid ah Ilaalada Prof.Dalxa oo lagu dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ahaana Ilaalada Prof.Dalxa oo lagu magacaabayay Bashiir Xuseen Cabdi ayaa maanta lagu dilay isgooska Ceelgaabta degmada X/weyne ee gobolka Banaadir, waxaana dilkiisa geystay askar kale oo ka tirsanaa
Read More »SRSG Mahiga congratulates President Hassan Sheikh on his inauguration
SRSG Mahiga congratulates President Hassan Sheikh on his inauguration The SRSG for Somalia, Dr. Augustine P. Mahiga, congratulates His Excellency President Hassan Sheikh on the occasion of his inauguration as President of Somalia. “This
Read More »Xafladdii caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo Soo Gaba gaboowday
Waxaa si Rasmi ah u soo Dhamaaday Munaabadda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya taasi oo ay ka soo qeyb galeen Mas,uuliyiin ka kala socotay Wadamada Deriska ah Beesha Caalamka ,Urur Goboleedka IGAD,Midowga Afrika iyo Jaamacadda
Read More »Shariif Sh. Axmed Oo Si Rasmi Ah Ugu Wareejiyay Xilka Madaxtinimada Prof. Xasan
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hadalo kooban ka jeediyay madasha xafladda xil wareegta ah ayaa sheegay inay farxad weyn u tahay inuu
Read More »Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga Baker Bozdag ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qeybgalo munaasabada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya. Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka
Read More »