Monthly Archives: August 2012 »
DIBUTAATE NIMADEYDA WAA LA DIBIN DAABYEEYAY!!
Marka hore waxaan jeclahay inaan u qeexo aqristayaasha Sharafta leh erayga DIBUTAATE kaasoo ah eray Talyaani micnihiisuna yahay XILKDHIBAAN, hadaba iyaddoo ay maalmo yar ka harsan tahay xiliga doorashada Madaxtinimo ee dalka Somalia 20ka
Read More »Maamulka gobolka Sh/hoose Khilaaf soo kala dhex galay Madaxda DKMG .
Maamulka gobolka Sh/hoose ayaa isku khilaafay qaadista lacago canshuuro ah oo laga qaado Gaadiidka Isticmaala inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye. Sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Sh/hoose ee
Read More »Madaxweyne shariif oo codsaday in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa kulan la qaatay gudiga xalinta Khilaafaadka isagoona ugu baaqay in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Kulanka uu
Read More »Xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho oo lagu wareejiyey ciidamo Boolis ah oo ka socda AMISOM
Munaasabad si rasmi ah loogu wareejinayey ciidamadda booliska AMISOM xarunta gaadiidka booliska ayaa ka dhacday isla xaruntaasi, munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galay taliye ku xigeenka ciidamadda booliska AMISOM, Wasiirka Arimaha gudaha dowladda
Read More »Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay.
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Maxamed Cali Buneyste oo kamid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho. Buneyste ayaa horay ugu soo shaqeeyey Idaacado kala duwan oo ay kamid tahay Radio VOD
Read More »Ugaaska Beesha Hintire Xaaji Xuseen Maxamed Macalin,oo ka codsaday in uu prof. Dalxa ka haro raadinta Baarlamaanka Cusub
Jamhuriyada Fidraaliga Soomaaliya Ku: Guddiga Farsamada ee Xulitaanta Xildhibaanada DFS Og: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed Og: Madaxda Dowladda Fidraaliga Soomaaliya Og: Wakiilka UNPOS ee Arimaha Somaaliya Og: Madaxda Ciidamada AU ee Soomaaliya; Og: Dhamaan
Read More »Beelaha Reer Shabelle oo sheegay in la iibsaday xubinta ay ku lahaayeen Baarlamaanka Cusub.
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ugaasyada, N/doonada, Aqoonyahanada, iyo Culumaa’udiinka ee Beelaha Reer Shabelle oo kala ah jufooyinka kulanle iyo Badbedaan waxay kaga hadleen qaabka soo xulista Xildhibaanada waxayna saxaafada u sheegeyn in
Read More »