Monthly Archives: August 2012 »
Somali pirate negotiator receives 12 life sentences in US
A Somali man who acted as a ransom negotiator for pirates who seized an American yacht last year and killed four American hostages was sentenced on Monday by a US federal judge to serve
Read More »Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO: Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed ee 2012 ayaa galabta waxaa uu ka furmay garoonka Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho waxaana soo agaasimay XSKK iyadoo dhanka maalgelinta ay lahayd Xawaaladda Jubba Express.
Read More »Qaramada Midoobay oo walaac ka muuisay dib u dhac ku yimaada xulista Baarlamaanka Somalia
Afhayeen u hadlay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa sheegay inuu aad ugu murugeysan yahay xaaladda doorashada Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay ka welwelsan yihiin warar ay heleen oo sheegaya
Read More »Sheekh Shariif oo Muqdisho dib ugu laabtay warbixinna jeediyay
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho dib ugu laabtay kadib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya. Sheekh Shariif oo u
Read More »Magaalada Kismaayo oo duqeyn xooggan loo geystay iyo Q/midoobay oo ka soo horjeesatay duqeyntaas
Warark naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Maraakiibta dagaal oo ku sugan xeebta magaalada Kismaayo ay saakay aroortii duqeyn u geysteen magaalada Kismaayo. Ku dhawaad Toban gantaal
Read More »Beesha Biimaal oo ka soo horjeesaday qaabka loo xulayo xildhibaanada cusub, sheegtayna…
Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho shalay ku yeesheen Siyaasiyiin, Culimaa’udiin, Aqoonyahano, Waxgarad, Odayaal dhaqameedyo, Haween, dhalinyaro iyo xubno kale oo ka tirsan beesha Biimaal ayaa waxay uga hadkeen xaaladda kala guurka ah ee
Read More »Daawo Sawirada Guushii Labaad ee uu Ciyaaraha Olompicada ka Gaaray Maxamed Faarax
London ( JWN-News ):- Orodyahanka reer Ingiriis ee asal ahaan kasoo jeeda dalkeena Soomaaliya Maxamed Faarax oo loo yaqaan Mo Faarax ayaa caawa mar kale ku guulaystay orodka 5,000-meter oo uu magaalada London uga
Read More »UN envoy says spoilers must not disrupt Somalia’s peaceful transition to democracy
14 August 2012 – Spoilers seeking to block Somalia’s transition to democracy will face stringent action from the Security Council if they continue to compromise the country’s political progress, the United Nations top political
Read More »Somalia Must End Impunity for Killing of Media Workers
Two Journalists Killed Over Weekend Brings Total Since December to Ten (New York) — Amnesty International today called on Somali authorities and the international community to end impunity for the killing of media
Read More »Maqaal: Hiiliyaasha Aan Loo Hiilinin!! (Suxufiga Oo Hadlaya)
Mihnada Saxaafadda waa Howl Jihaad u dhiganta, waayo Waagii baryaba waxaan la kulanaa qatar, waxaan ka warhayna oo kaliya goorta aan guriga,iyo xafiiska shaqo aan ka baxayno ee ma ogin inaan Nabad Guriga ugu
Read More »