Ciyaaraha »

Naadiga GODEY oo Dhulka lagalay AZUURA, iyo MARKA STARS oo 4 Gool ugu awood sheegtay FC-ROYAL.

Naadiga GODEY oo Dhulka lagalay AZUURA, iyo MARKA STARS oo 4 Gool ugu awood sheegtay FC-ROYAL.

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Cayaaro katirsan tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ayaa maanta ka dhacay garoomada Sharafiyah ee magaalada Jeddah, kadib markii jimcihii hore ay u istaageen geeri soo gashay mid kamida garsoorayaashii tartanka.   GODEY Vs AZUURA

Read More »
Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Ciyaartii Finalka ee Koobaka Wadamada Afrika ayaa waxaa ku guuleystay Kooxda Nigeria oo 1-0 uga badisay kooxda Burkina Faso.   Ciyaartan oo ka dhacday Garoonka magaalada Johannesburg ee (Soccer City) ayaa ahayd mid si

Read More »
Horyaalkii 4aad Ee Kubadda Koleyga U Dhaxeesay Kooxda Horseed & Heegan

Horyaalkii 4aad Ee Kubadda Koleyga U Dhaxeesay Kooxda Horseed & Heegan

jiinka February 9, 2013 Comments Off

Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horseed iyo Heegan ,   Waxaana si xarago leh markii afaraad koobka gacanta ugu

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ugu Baaqay Mo Farah Dib U Dhiska Dalka Inuu Ka Qeyb Qaato

jiinka February 6, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waraysi uu siiyay Wargeyska Daily Telegraph ee dalka UK kasoo baxa kaga hadlay xaalada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay Soomaalida ku nool dalka ingiriiska ayaa sheegay

Read More »
Tartammo Ciyaaraha Fudud Ah Oo Ay Wasaaradda Hormarinta & Adeegga Bulshada U Soo Xirtay

Tartammo Ciyaaraha Fudud Ah Oo Ay Wasaaradda Hormarinta & Adeegga Bulshada U Soo Xirtay

jiinka February 4, 2013 Comments Off

Waxaa garoonka banaadir Stadium (Ex-Conis) lagu soo gabogabeeyey tartammo ciyaaraha fudud oo ay ka qeybgalayeen boqolaal orodyahanno oo heerarka kala duwan ilaa dugsiyada G/banaadir ka kala socdey.   Tartanka oo loogu magacdarey (Muqdisho Peace

Read More »
Maamulka Dagmada Hiliwaa Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti

Maamulka Dagmada Hiliwaa Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti

jiinka February 3, 2013 Comments Off

Maamulka Dagmada Heliwaa ee gobalka Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyay Qalab Isboorti oo Dhalinyarada Dagmadaasi ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka Tartanka cayaaraha Dagmooyinka Gobolka Banaadir.   Munaasabad qalab isboorti lagu guddoonsiinayay maamulka

Read More »
Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo Wareegiisa koowaad maanta soo dhamaaday

Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo Wareegiisa koowaad maanta soo dhamaaday

jiinka February 2, 2013 Comments Off

Waaberi One oo zilzaal daran ku riday FC-Royal, iyo Iftiinka Gacameey oo 2 Gool ugu awood sheegatay barbaartii Benimaalik, Azuura oo Cashar kulul u dhigtay kooxda Midnimo.   Cayaaro aad iyo aad u xiiso

Read More »
Cayaarihii Maanta iyo tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

Cayaarihii Maanta iyo tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

jiinka January 26, 2013 Comments Off

Tartankii Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ee magaalada JEDDAH oo si habsami leh u socda. Cayaaro katirsanaa tartanka koobka Suleymaan Colaad Rooble ee Magaalada Jeddah Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta ku dhexmartay kooxaha GOLD STARS VS.

Read More »
Shocked Kenya By Somalia In AFCON Qualifiers

Shocked Kenya By Somalia In AFCON Qualifiers

jiinka January 22, 2013 Comments Off

The Kenya men’s basketball team on Tuesday landed a major shock losing 81-79 to the Somali  national team at the ongoing Africa Cup of Nations qualifiers in Dares Salaam, Tanzania.   What was expected

Read More »
Kooxda Jaguar FC Ee Dalka Austrelia Oo Tababare Soomaaliyeed Keenay Horyaalka Kaalinta Labaad

Kooxda Jaguar FC Ee Dalka Austrelia Oo Tababare Soomaaliyeed Keenay Horyaalka Kaalinta Labaad

jiinka January 21, 2013 Comments Off

Tababaraha Soomaaliyeed ee leyliya kooxda Jaguar Fc ee ka ciyaarta horyaalka heerka 1-aad ee West Austrelia Cabdi Xakh Maxamed Axmed ayaa ku guuleystey in kooxdiisu gasho kaalinta 2-aad ee horyaalka.   Markii dhamaan kulamadii

Read More »