Somali News »
Mid ka mid ah Guddoomiyaasha gobolada dalka Soomaaliya oo ka badbaaday isku day dil
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar habeen hore saqdii dhexe lagu qaaday guriga uu magaalada B/weyne ka deganyahay Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Bay Shiine Macalin Nuurow, kaas
Read More »Saddexda mas’uul ee ugu sarreysa dowladda Soomaaliya oo shirar ka leh magacaabista xubnaha Golaha wasiirrada
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka socda kulamo ay leeyihiin Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha iyagoo ka arrinsanaya xulista Golaha Wasiirrada cusub. Saddexda mas’uul ayaa waxa ay
Read More »Kulan xasaasi oo dhexmaray saraakiil ka socota IGAD iyo Odayaasha gobolada Jubbooyinka, kana wadahadlay..
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka iyo saraakiil ka tirsan IGAD kulamo ku yeesheen magaaladaasi, kaas oo looga hadlayey
Read More »Weriye ka tirsan Idaacadda Shabelle oo dil ka badbaaday
Kooxo Bastoolado ku hubaysanaa ayaa Caawa fiidkii waxa ay magaalada Muqdisho ku dhaawacmeen Weriye Maxamed Maxamuud (Tuuryare) oo kamid ah howlwadeedanada Idaacadda iyo TV-ga Shabelle. Goobjoogiyaal ayaa u xaqiiyay Jiinwabi.net in Labo Nino
Read More »Arday Soomaali ah oo Turkiga loo Qaaday
Maanta ayaa in kabadan 250 Arday Oo Deeq waxbarasho ka helay dowlada Turkiga ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ardaydan oo ka faa’ideysanaya deeq waxbarasho oo si lacag la’aan
Read More »Maxaad ka xusuusataa Kacaankii 21 Oktoobar ?
21-bishii October Sanadii 1969-kii maanta oo kale ayay ahayd markii uu wadanka ka hirgalay kacaankii uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaale Maxamed Siyaad Bare. Inka badan 20-Sano oo ay jirtay Dowladii uu hogaaminayay
Read More »Kulan xasaasi ah oo dhexmaray saraakiisha ciidamada AMISOM iyo Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan.
Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa shalay kulan ku yeeshay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen saraakiisha AMISOM, waxaana
Read More »XOOGHAYAHA JOOGTADA AH OO DHAWAAN LOO MAGACAABAY X.R WASAARAHA OO MAANTA SI-RASMI AH ULA WAREEGAY XAFIISKIISA
Agaasimhii hore ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane:Cabdishakur Maxamud Climi ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Xooghayaha Joogtada ah ee dhawaan loo magacaabay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dr. Faarax Cabdi Xassan waxaana xil wareejintaas
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAANTA WARQADIHIISA AQOONSIGA KA GUDOOMAY SAFIIRKA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA ‘SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee ay Midowga Yurub usoo magacaabeen Soomaaliya Cervone De Urso. Inta aan warqadaha laga gudoomin ka hor
Read More »HOWLGAL BURBURIN AH OO CIIDAMADA DOWLADDA KA SAMEEYEEN MAGAALADA BAYDHABO
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal burburin ah waxa ay maanta ka wadaan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Sida uu warbaahinta ee Magaalada Muqdisho usheegay Guddoomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Maxamed Macalin Ibraahin howlgalka
Read More »