Somali News »
Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhaweeya wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay oo u dhashay waddanka Britain.
Read More »Qalalaaso ka taagan Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/ Dhexe.
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in howl galo ciidamada dowladda xalay ka sameeyeen Xaafadaha magaalada ay ku soo qabteen dad ku dhow boqol ruux. Howlgalkan ayaa ka dambeeyay
Read More »golaha Salaadiinta Uganda wafdi ka socday oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada muqdisho (SAWIRRO)
Golaha Salaaddiinta Soomaaliyeed ayaa ku soo dhaweeyay maanta magaalada Muqdisho, salaadiin ka socday Uganda, waxaana xalfadda soo dhaweynta wafdiga loogu sameeyay hoteelka Shaamow ee magaalada Muqdisho. Salaaddiinta ka socday dalka Uganda ayaa waxaa hoggaaminayay
Read More »DIYAARAD DRONE AH OO KUSOO DHACDAY DEGMADA BUULO MAREER
Warar goordhaw naga soo gaaray Degmada Buulo Mareer ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay kusoo dhacday diyaarad nooca Dronka ah ee aan cidi wadin. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in
Read More »Qunsulkii dowladda Soomaliya u fadhiyey dalka Sacuudiga oo xilkii laga qaaday, loona dhiibay qunsul cusub
Dowladda Soomaaliya ayaa isbedel iyo isku shaandheyn ku sameysay qaabka ay u shaqeyso qunsuliyadda Soomaalida ee dalka Sacuudi Carabiya, waxayna dowladdu bedeshay qunsulkii hore, halka ay u magacawday qunsul cusub oo bedelaya kii hore.
Read More »SHIRKA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA SOOMAALIYA OO KA FURMAY MAGAALADA NAIROBI
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ka soconaya shirka maalgashiga iyo dib udhiska ganacsiga Soomaalia, kaasi oo la doonayo in qodobada ka soo baxa dhaxal gal iyo dib u dhis ay u noqdaan
Read More »Wasaaradda howlaha Guud oo hergelineysa wakaladaha howlaha marakiibta iyo gaadiidka badda iyo wakaalada dekadaha soomaaliyeed
Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeeyb galay wasiirka howlaha guud iyo gadiidka badda Muxiyidiin Maxamed Kaalmooy,wasiiro dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka,wasiir ku xigeenka wasarada ganacsiga iyo warshadaha iyo xubno ka tirsan gudiga baarlamaanka
Read More »WAFDI HEER WASIIRO AH OO LAGA HOR ISTAAGAY INAY GUDAHA U GALAAN MAGAALADA KISMAAYO
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxa ay sheegayaan in garoonka Magaalada Kismaayo lagu celiyay wafdi wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya. Wariye ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa saxaafada Magaalada
Read More »Ciraaq oo Mashaariic dib u dhis ah ka fulineysa Soomaaliya
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda dhismaha iyo deegaameynta ee Xukuumadda Ciraaq ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Ciraaq dalka Soomaaliya ay ka fulin doonto Mashruucyo wax looga qabanayo arrimaha Bulshada. Warsaxaafadeedka dowladda Ciraaq ayaa
Read More »GUDDOOMIYAHA GOBALKA SH/HOOSE OO SHEEGAY INAY WEERAR KU YIHIIN DEGMADA BARAAWE
Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Nuur Siidii ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabeen deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka. Gudoomiye Siidii waxa uu sheegay in dhaqdhaqaaqyada ay wadaan
Read More »