All posts by xeydar »
Sarkaal lagu dilay Jowhar
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in caawa magaaladaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Sarkaalka la dilay oo magaciisa lagu koobay Mooja
Read More »Somalia thrashes Zambia 4-1 at Perth World cup
With the Perth World cup 2013 entering its third week, Somalia’s expatriate football team taking part in the global competition has humiliated their Zambian rivals by 4-1 in a hotly-contested game in the western
Read More »AU Peace and Security Council in historic visit to Mogadishu
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif today hosted African Union’s Peace and Security Council (PSC) on a historic first field visit to
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY XUBNAHA GOLAHA AMMAANKA EE MIDOWGA AFRIKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in Ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen.
Read More »Rescind arbitrary eviction order of Radio Shabelle in Somalia, say media freedom groups
The following statement to Somalia’s Prime Minister was signed by over 20 IFEX members and affiliates, and initiated by Reporters Without Borders and the National Union of Somali Journalists: To: Prime Minister H.E.
Read More »Wasaaradda Arrimaha dibadda oo howlgelisay Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed .
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Waax cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) . Waaxdan oo
Read More »Dekadda Muqdisho oo laga mamnuucay in laga soo dejiyo Gaadiid nooc gaar ah
CarsAmar ka soo baxay Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ayaa lagu mamnuucay in gaadiidka aan xabadaha karin iyo kuwa loo yaqaano Cabdi bilaha aan si gaar ah looga soo dejin karin dekadda Muqdisho. Gaadiidka
Read More »Saraakiil iyo siyaasiyiin Baaq culus u diray dowladda Soomaaliya iyo beesha Caalamka(Magacyada)
saraakiilSiyaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa baaq culus u diray dowladda Soomaaliya, Egayga gaarka ah ee Xoghayaha Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo beesha caalamka, waxayna baaqooda ku sheegeen inay
Read More »Ciidamo hor leh oo Muqdisho ku wajahan (Dalkee ka socdaan)
PoliceCiidamo boolis ah oo ka socda dalka Ghana ayaa dhawaan waxa ay ku wajahan yihiin caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Wargeys ka soo baxa magaalada Accra ee dalka Ghana ayaa maanta waxa lagu daabacay in
Read More »