All posts by jiinka »
Amisom Oo Loogu Baaqay Inay Wadaan H.galkooda
Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa loogu baaqay inay aqoonsadaan shaqooyinka ay ka hayaan dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Kismaayo. Warkaan wuxuu ka dambeeyay kadib
Read More »Degmada Mahadaay Suuq Ku Yaala Oo Dab Qabsaday
Dab xoog leh oo dhaliyay qasaare hantiyaded ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaal degmada Mahadaay ee gobolka shabeelaha Dhexe. Gudoomiyaha degmadaasi oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in dabkaasi uu ka
Read More »Safiir Cusub Ee Dalka Uk Oo Uu Madaxweynaha Soomaaliya Ka Gudoomay W.Aqoonsiga
Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta waxaa uu waraaqihiisa aqoonsiga ka Guddoomay safiirka cusub ee dowlada Uk u soo magacaawday dalka Soomaaliya Neil Wigan oo lagu bedalay Math Bow. Kulan
Read More »Heshiis Dhaxmay Burundi & Kenya Sidii Loo Balarin Lahaa Howlgalka Soomaaliya
Ka dib kulan si wada jir ah magaalada Bujunbuura ugu dhexmaray Madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo Burundi ayaa iyagoo xariirka labada dowladood ka wada hadlayay waxay ku soo hadal qaadeen Xaalada dalka Soomaaliya iyo caawinaada
Read More »Amisom Oo Ay U Magacowday Taliye Cusub Howl-Galka Soomaaliya
Madaxweynaha Ugandha Yoweri Musevini ayaa u magacaabay General Dick Olum in uu hoggaamiye ciidamada Ugandha ee qaybta ka ah Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Isaga oo baddalaya Janaraal Michael Ondoga,sidaasina waxaa qoray wargeyska
Read More »Gobalka Gedo Oo Ka Dhacay Banaanbax Ciidamada Kenya Ka Dhan Ah
Shacab umuuqday kuwa careysan iyo masuuliyiin ayaa isugu baxay Magaalada Garbahaareey ee Gobalka Gedo, Kuwaasi oo ka banaanbaxaye ciidamada Kenya ee jooga Magaalada Kismaayo. Inta badan shacabka ayaa ku dhawaaqaye erayo ka dhan
Read More »Munaasabad Weyn Ee 1da Luulyo Oo Muqdisho Lagu Xusay
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa ka socoto munaasabad ballaaran oo lagu weynaynayo 1-da luulyo oo ku began markii Gobalada Koonfurta Soomaaliya ay ka xuroobeen gumeestihii Talyaaniga. Munaasabad weyn ayaa hada waxa ay
Read More »MISOM congratulates the Somali people on their 53rd Independence Day
The African Union Special Representative for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has congratulated the Somali people as they mark their Independence Day. “On this day, 53 years ago, proud Somalis stood side
Read More »Hambalyo Oo Ay Soomaaliya Usoo Direyn Mareykanka
War saxaafadeed laga soo saaray wasaarada arimaha dibada dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka aad ugu faraxsan yahay una hanbalyeeynayo dhamaan Mas’uuliyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya 53-sanoguuradii ka soo wareegatay
Read More »