All posts by jiinka »

Wasaarada horumarinta adeega bulshada oo ka war bixisay Ardayda Maanta u fariisatay Imtixaan loogu tartamayo deeq waxbarasho oo dibada ah

Wasaarada horumarinta adeega bulshada oo ka war bixisay Ardayda Maanta u fariisatay Imtixaan loogu tartamayo deeq waxbarasho oo dibada ah

jiinka August 25, 2013 Comments Off

Ku dhawaad 314 arday Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistay imtixaan ku aadan deeq waxbarasho oo Dowladda Soomaaliya ay ka heshay dalalka Suudaan iyo Yemen.   Ardeydaan maanta u fariisatey imtixaanaadka oo tiradoodo ahayd 314,

Read More »
Gobolka Sh.Hoose Ee Duleedka Muuri Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

Gobolka Sh.Hoose Ee Duleedka Muuri Oo Ay ka Dhacayn Dagaalo

jiinka August 25, 2013 Comments Off

Dagaal khasaaro dhaawac iyo dhimasho sababay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. Degmada Afgooye ayaa laga sheegaya in dagaalka uu ka dhacay nawaaxiga deegaanka Muuri iyo deegaano ku xeeran,iyadoo weerarka

Read More »
Magaalada Baydhabo Qarax lagu weeraray ciidanka dowlada

Magaalada Baydhabo Qarax lagu weeraray ciidanka dowlada

jiinka August 25, 2013 Comments Off

Xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in xalay qaraxa magaaladaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsann xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku sugnaa bartamaha magaalada Baydhabo.   Qaraxa oo sida la sheegay ahaa Bamka gacanta laga

Read More »
Amisom Oo Iska Fogeysay Eedeyntii Kufsiga

Amisom Oo Iska Fogeysay Eedeyntii Kufsiga

jiinka August 24, 2013 Comments Off

Afhayeenka ciidamada nabad ilaalnta Midowga Afrika Kornel Cali Aadan Xaamud oo maanta shir jaraaid ku qabtay Taliska ciidanka AMISOM ee xalane ayaa waxa uu kaga hadlay shan qodob oo ay ugu muhiimsantahay kufsi la

Read More »
Qarax Waxyeelo Geystay Oo Afgooye Ka Dhacay

Qarax Waxyeelo Geystay Oo Afgooye Ka Dhacay

jiinka August 24, 2013 Comments Off

Sadex ruux ayaa geeriyootay todobo kalena waa ay dhaawacmeen kadib qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabelada Hoose gaar ahaan agagaarka boosteejada Xamar halka loo yaqaano Haanta Dheer sida ay

Read More »
Duleedka Magaalada Guruceel oo Kadhacay Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beleed

Duleedka Magaalada Guruceel oo Kadhacay Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beleed

jiinka August 24, 2013 Comments Off

Degaan u dhow Guryceel uu kadhacay Dagaal u dhaxeeya Labo Maleshiyo Beleed oo daga Halkaas.   Dagaalkan ayaa Waxaa u kabilowday kadib markii Rag hubaysan ay Jarayeen dhir isla markaasna ay kusoo Baxeen Dad

Read More »
Guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed Oo laku dilay degmada Dharkeenley

Guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed Oo laku dilay degmada Dharkeenley

jiinka August 24, 2013 Comments Off

Rag hubeysan ayaa shalay galinkii dambe dil ugu geystay magaalada Muqdisho guddoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.   Labo nin oo dhallinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa ku dilay Amiin

Read More »
Federal Govt of Somalia and Jubaland Talks Continue in Ethiopia

Federal Govt of Somalia and Jubaland Talks Continue in Ethiopia

jiinka August 23, 2013 Comments Off

GAD brokered talks between Federal Government of Somalia and Somalia’s Jubaland administration are continuing for the third day in Ethiopian capital of Addis Ababa, Jiin-wabi reports.   The two sides, Mogadishu-based Federal Government and

Read More »
Duleedka Kismaayo Oo Ay Dagaal Kadhacayn

Duleedka Kismaayo Oo Ay Dagaal Kadhacayn

jiinka August 23, 2013 Comments Off

Toddoba qof oo ka tirsanayd Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee garoonka diyaadaha Kismaayo.   War-saxaafadeed kasoo

Read More »